{"id":21990,"date":"2014-05-31T01:25:31","date_gmt":"2014-05-30T22:25:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21990"},"modified":"2014-05-31T01:25:31","modified_gmt":"2014-05-30T22:25:31","slug":"wasaaradda-garsoorka-df-oo-shacabka-rayigooda-ka-qeyb-gelineyso-meel-marinta-dastuurka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/wasaaradda-garsoorka-df-oo-shacabka-rayigooda-ka-qeyb-gelineyso-meel-marinta-dastuurka\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Garsoorka DF oo shacabka Ra\u2019yigooda ka qeyb gelineyso Meel marinta Dastuurka"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Garsoorka iyo Dastuurka dowladda Soomaaliya Faarax Sheekh Cabdi qaardir oo ka hadlay qorshaya dhaqan gelinta dastuurka dalka ayaa sheegay in kaalinta Bulshada Soomaaliyeed ay siin doonaan oo ay ra\u2019yigooda kaga dhiibanayaan Xeerka dalka.<\/p>\n<p>Faarax Sheekh C\/qaadir ayaa ku nuux nuuxsaday in Shacabka Soomaaliyeed ay Wasaaraddu soo dhaweyn doonto Ra\u2019yigooda ku aadan Dastuurka sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn ayuu carabka ku dhuftay Wasiirku in ay diyaariyeen Barnaamij ku saabsan sidii qorshahaas shacabka loogu bandhigayo Dastuurka looguna tixgalinayo Ra\u2019yigooda ah.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20535.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20535.jpg\" alt=\"20535\" width=\"290\" height=\"174\" class=\"alignleft size-full wp-image-21960\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Garsoorka iyo Dastuurka dowladda Soomaaliya Faarax Sheekh Cabdi qaardir oo ka hadlay qorshaya dhaqan gelinta dastuurka dalka ayaa sheegay in kaalinta Bulshada Soomaaliyeed ay siin doonaan oo ay ra\u2019yigooda kaga dhiibanayaan Xeerka dalka. Faarax Sheekh C\/qaadir ayaa ku nuux nuuxsaday in Shacabka Soomaaliyeed ay Wasaaraddu soo dhaweyn doonto Ra\u2019yigooda ku aadan Dastuurka sida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21990","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21990","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21990"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21990\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21991,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21990\/revisions\/21991"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21990"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21990"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21990"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}