{"id":21985,"date":"2014-05-29T19:49:24","date_gmt":"2014-05-29T16:49:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21985"},"modified":"2014-05-29T19:49:24","modified_gmt":"2014-05-29T16:49:24","slug":"dagaal-mar-kale-ka-dhacay-xadka-soomaaliya-iyo-ethiopia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/dagaal-mar-kale-ka-dhacay-xadka-soomaaliya-iyo-ethiopia\/","title":{"rendered":"Dagaal Mar kale ka dhacay Xadka Soomaaliya iyo Ethiopia"},"content":{"rendered":"<p>Wararka aan ka heleyno deegaanka Atto ee xadka Soomaaliya iyo Ethiopia ayaa ku soo warramaya in mar kale uu ka dhacay dagaal aad u culus oo u dhexeeya Al Shabaab iyo ciidamada dowlad deegaanka Soomaalida Ethiopia.<\/p>\n<p>Dagaalka oo ahaa mid aad u qadhaadh ayaa la isugu adeegsaday Hubka nuucyadiisa kala duwan iyadoo aan illaa iyo hadda la ogeyn khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay.<\/p>\n<p>Dhinaca kale wararka laga helayo deegaankaasi Atto ee dowlad deegaanka Soomaalida Ethiopia ayaa ku soo warramaya in Ciidamo aad u fara badan oo kuwa Milatariga dowladda Ethiopia ah ay halkaasi soo gaareen.<\/p>\n<p>Xaaladda ayaa iminka ah mid yara degan walow mar kasto la filan karo dagaal marka loo eego dhaq dhaqaaqyada ciidan ee ka jira  deegaanka iyo Nawaaxigiisa.<\/p>\n<p> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/Liyu-Police1-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/Liyu-Police1-150x150.jpg\" alt=\"Liyu-Police1-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-full wp-image-21986\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka aan ka heleyno deegaanka Atto ee xadka Soomaaliya iyo Ethiopia ayaa ku soo warramaya in mar kale uu ka dhacay dagaal aad u culus oo u dhexeeya Al Shabaab iyo ciidamada dowlad deegaanka Soomaalida Ethiopia. Dagaalka oo ahaa mid aad u qadhaadh ayaa la isugu adeegsaday Hubka nuucyadiisa kala duwan iyadoo aan illaa iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21985","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21985","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21985"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21985\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21987,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21985\/revisions\/21987"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21985"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21985"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21985"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}