{"id":21975,"date":"2014-05-29T15:02:14","date_gmt":"2014-05-29T12:02:14","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21975"},"modified":"2014-05-29T15:02:36","modified_gmt":"2014-05-29T12:02:36","slug":"muungaab-maxuu-kayiri-dilkii-turkish-airway","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/muungaab-maxuu-kayiri-dilkii-turkish-airway\/","title":{"rendered":"Muungaab maxuu kayiri dilkii  Turkish Airway"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo ka hadlay dilkii Maalinta Talaadada 27 April loogu geystay  Magaalada Muqdisho Sadettin Dogan oo ka tirsana Shaqaalaha Shirkadda Turkish Airline ee Magaalada Muqdisho ayaa tacsi u diray Dowladda, shacabka Turkiga iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Gudoomiyah ayaa yiri \u201cTurkiga waa wallaalo si dhab ah noogu soo gurmaday, waana ka tacsiyeyneynaa dilkii loo geystay muwaadinkaas ka tirsan Dowladda Turkiga\u201d<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Gobolka Benaadir  ahna Duqa Muqdisho ayaa yiri \u201cInnaa Lillaahi Waa inaa Ilayhi Raajicuun, waxaana tacsi u dirayaa Shirkadda Diyaaradaha ee Turkiga, Dowladda, shacabka Turkiga iyo qoyskii geerida ku timid Saadetin Dongan oo ka mid ahaa shaqaalaha Diyaaradda Turkiga. Marxuumka waxuu u joogay dalka inuu shacabka ka saacido baahiyaha duulista hawada.<\/p>\n<p>Diyaaradda Turkiga waa diyaarad caalami ah oo u soo bareertay inay shacabka Soomaaliyeed ka saaraan baahiyaha duulimaadka, oo shacab fara badan siiba qurbojoogta ay maanta fursad u heleen ay si toos ah dalka u yimaadaan. Samir iyo Iimaan Allaha naga wada siiyo, isagana Janaddii fardowsa Allaha ka waraabiyo. Aamiin!!<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/download-311.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/download-311.jpg\" alt=\"download-311\" width=\"259\" height=\"194\" class=\"alignleft size-full wp-image-21976\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo ka hadlay dilkii Maalinta Talaadada 27 April loogu geystay Magaalada Muqdisho Sadettin Dogan oo ka tirsana Shaqaalaha Shirkadda Turkish Airline ee Magaalada Muqdisho ayaa tacsi u diray Dowladda, shacabka Turkiga iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed. Gudoomiyah ayaa yiri \u201cTurkiga waa wallaalo si dhab [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21975","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21975","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21975"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21975\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21977,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21975\/revisions\/21977"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21975"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21975"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21975"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}