{"id":21972,"date":"2014-05-29T14:54:25","date_gmt":"2014-05-29T11:54:25","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21972"},"modified":"2014-05-29T14:54:25","modified_gmt":"2014-05-29T11:54:25","slug":"wasiirka-gaashaandhiga-loogu-magacaabay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/wasiirka-gaashaandhiga-loogu-magacaabay\/","title":{"rendered":"WASIIRKA GAASHAANDHIGA LOOGU MAGACAABAY ?"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C\/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa si KMG ah xilka Wasiirka Amniga Qaranka u magacaabay inuu sii hayo Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Xasan Xaamud.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Soomaaliya Mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow ayaa u sheegay Warbaahinta Qaranka in Ra\u2019isulwasaaraha Xukuumadda uu u magacaabay sii hayaha Wasiirka Amniga Qaranka Mudane Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo isagu sidoo kale ah Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya.<\/p>\n<p>24kii bishan May ayey aheyd markii uu xilkan iska casilay Wasiirkii hore ee Amniga Qaranka Mudane C\/kariin Xuseen Guuleed oo xilkaasi haayey mudo 20 bilood ah.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/DSC_1142.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/DSC_1142.jpg\" alt=\"DSC_1142\" width=\"500\" height=\"333\" class=\"alignleft size-full wp-image-21973\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/DSC_1142.jpg 500w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/DSC_1142-300x199.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 500px) 100vw, 500px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C\/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa si KMG ah xilka Wasiirka Amniga Qaranka u magacaabay inuu sii hayo Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Xasan Xaamud. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Soomaaliya Mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow ayaa u sheegay Warbaahinta Qaranka in Ra\u2019isulwasaaraha Xukuumadda uu u magacaabay sii hayaha Wasiirka Amniga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21972","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21972","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21972"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21972\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21974,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21972\/revisions\/21974"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21972"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21972"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21972"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}