{"id":21968,"date":"2014-05-29T14:49:55","date_gmt":"2014-05-29T11:49:55","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21968"},"modified":"2014-05-29T14:49:55","modified_gmt":"2014-05-29T11:49:55","slug":"al-shabaab-oo-weeraray-garoonka-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/al-shabaab-oo-weeraray-garoonka-kismaayo\/","title":{"rendered":"Al Shabaab oo Weeraray Garoonka Kismaayo"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa Ciidamada Dowladda Kenya ee AMISOM iyo Ururka Al Shabaab uu Dagaal Culus ku dhexmaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose.<\/p>\n<p>Goobjooge la hadlay Garoowenews Online ayaa sheegay in Dagaalka uu ku bilaawday marka hore Madaafiic kadibna uu isku badalay Weerar ama Dagaal fool ka fool ah w<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/images-117.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/images-117.jpg\" alt=\"images-117\" width=\"276\" height=\"183\" class=\"alignleft size-full wp-image-21969\" \/><\/a>axaana halkaasi ka dhashay Khasaaro kala duwan.<\/p>\n<p>Macadda Khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee weerarkaasi Al-Shabaab ay ku qaadeen Jaamacada Magaalada Kismaayo balse Ilo ayaa sheegay in uu jiro khasaaro kala duwan uu soo gaaray labada dhinac<\/p>\n<p>Al Shabaab ayaa maalmahan dambe waxey kordhiyeen Weeraradooda Iyadoona kuwii ugu dambeeyay ay ku qaadeen Xarunta Baarlamaanka ee Magaalada Muqdisho kaa Khasaaro ay geystay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa Ciidamada Dowladda Kenya ee AMISOM iyo Ururka Al Shabaab uu Dagaal Culus ku dhexmaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose. Goobjooge la hadlay Garoowenews Online ayaa sheegay in Dagaalka uu ku bilaawday marka hore Madaafiic kadibna uu isku badalay Weerar ama Dagaal fool ka fool ah waxaana halkaasi ka dhashay Khasaaro kala duwan. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21968","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21968","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21968"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21968\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21971,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21968\/revisions\/21971"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21968"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21968"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21968"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}