{"id":21965,"date":"2014-05-29T14:47:23","date_gmt":"2014-05-29T11:47:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21965"},"modified":"2014-05-29T14:47:23","modified_gmt":"2014-05-29T11:47:23","slug":"ammaanka-dalka-jabuuti-oo-siweyn-loo-adkeeyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/ammaanka-dalka-jabuuti-oo-siweyn-loo-adkeeyay\/","title":{"rendered":"AMMAANKA DALKA JABUUTI OO SIWEYN LOO ADKEEYAY"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka arimaha Dibada dalka Jabuuti oo ka hadlaye kulan uu isugu yeeray Safiirada reer Galbeedka ka jooga dalka Jabuuti ayaa wuxuu ugu laab qaboojiyay Safiirada in Dowladda Jabuuti ay si weyn u adkeysay ammaanka dalkeeda.<br \/>\nWasiirka arrimaha dibadda Jabuuti, Maxamed Cali Yuusuf, wuxuu tilmaamay in Hay\u2019adaha ammaanka dalka Jabuuti la faray inay si weyn ammaanka u xaqiijiyaan, isaga oo intaasi hadalkiisa ku daray in baaritaanka qaraxyadii Ismiidaaminta ay meel wanaagsan marayaan.<\/p>\n<p>Maxamed Cali Yuusuf Wasiirka arimaha Dibada Jabuuti, ayaa sheegay in baaritaanka qaraxii Ismiidaaminta Jabuuti ay ka gacansiinayaan Dowladaha Mareykanka iyo Faransiiska, inkastoo masuuliyada weerarkaasi ay sheegteen Ururka Al-Shabaab ee Soomaaliya ka dagaalama.<\/p>\n<p>Maqaaxida weerarka Ismiidaminta ka dhacay ayaa waxaa lagu magacaabo Plaza Maririk, iyadoo inta badan ay fariistaan dadka ladan iyo Ajaanibta dalka Jabuuti ku sugan, waxaana Al-Shabaab oo sheegtay weerarkaasi ay tilmaameen inay ku dileen 35-ruux oo Ajaanib ah dhaawacana uu intaasi ka badan yahay sida uu yiri Afhayeenka Guud ee Al-Shabaab Shekh Cali Dheere.<\/p>\n<p>Dowladda Jabuuti ayaa horay usheegtay in weerarkaasi ay ku dhinteen 3-ruux oo labo kamid ah ay ahaayeen dadkii isqarxiyay, halka 15-ruux ay ku dhaawacmeen qaraxaasi sida Jabuuti ay sheegtay.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20531.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20531.jpg\" alt=\"20531\" width=\"275\" height=\"183\" class=\"alignleft size-full wp-image-21966\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka arimaha Dibada dalka Jabuuti oo ka hadlaye kulan uu isugu yeeray Safiirada reer Galbeedka ka jooga dalka Jabuuti ayaa wuxuu ugu laab qaboojiyay Safiirada in Dowladda Jabuuti ay si weyn u adkeysay ammaanka dalkeeda. Wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti, Maxamed Cali Yuusuf, wuxuu tilmaamay in Hay\u2019adaha ammaanka dalka Jabuuti la faray inay si weyn ammaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21965","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21965","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21965"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21965\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21967,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21965\/revisions\/21967"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21965"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21965"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21965"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}