{"id":21956,"date":"2014-05-28T17:59:44","date_gmt":"2014-05-28T14:59:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21956"},"modified":"2014-05-28T17:59:44","modified_gmt":"2014-05-28T14:59:44","slug":"m-weyne-xasan-sheekh-oo-amray-hayaddaha-amaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/m-weyne-xasan-sheekh-oo-amray-hayaddaha-amaanka\/","title":{"rendered":"M.weyne Xasan Sheekh oo amray Hay\u2019addaha amaanka"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa tacsi u diray qoyska, Dowladda iyo shacabka Turkiga iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed geerida ku timid Allaha u naxariistee Marxuum Saadettin Dongan oo koox bistooladley ah ay ku dileen Muqdisho.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa yiri \u201cInnaa Lillaahi Wa inaa Ilayhu Raajicuun, geeridu waa xaq, waxaana tacsi u dirayaa qoyskii, Shirkadda Diyaaradaha ee Turkiga, Dowladda iyo shacabka Turkiga iyo shacabka Soomaaliyeed geeridii ku timid Marxuum Saadetin Dongan oo ka mid ahaa shaqaalaha Diyaaradda Turkiga (Turkish Airlines) una jooga Soomaaliya si uu ugu adeego shacabka Soomaaliyeed. Samir iyo Iimaan EEBBE ha naga wada siiyo, isagana Janaddii fardowsa ALLAHA ka waraabiyo. AAMIIN.\u201d<\/p>\n<p>Sidoo kale, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in hey\u2019adaha ammaanka amar ku siiyey inay baaritaan ku sameeyaan dilka. \u201cKooxaha nabad-diidka marnaba kuma guuleysanayaan argagaxa iyo dilalka qorsheysan oo ay la beegsanayaan shaqsiyaadka u adeegaya danaha shacabka iyo tan dalka ayuu Madaweynuhu hadalkiisa ku soo gabagabeeyey.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/images25.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/images25.jpg\" alt=\"images25\" width=\"264\" height=\"191\" class=\"alignleft size-full wp-image-21957\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa tacsi u diray qoyska, Dowladda iyo shacabka Turkiga iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed geerida ku timid Allaha u naxariistee Marxuum Saadettin Dongan oo koox bistooladley ah ay ku dileen Muqdisho. Madaxweynaha ayaa yiri \u201cInnaa Lillaahi Wa inaa Ilayhu Raajicuun, geeridu waa xaq, waxaana tacsi u dirayaa qoyskii, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21956","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21956","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21956"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21956\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21958,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21956\/revisions\/21958"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21956"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21956"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21956"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}