{"id":21952,"date":"2014-05-28T17:54:37","date_gmt":"2014-05-28T14:54:37","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21952"},"modified":"2014-05-28T17:54:37","modified_gmt":"2014-05-28T14:54:37","slug":"xuseen-carab-ciiseamaanka-baarlamaanka-wuu-dayacan-yahay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/xuseen-carab-ciiseamaanka-baarlamaanka-wuu-dayacan-yahay\/","title":{"rendered":"Xuseen Carab Ciise&#8221;Amaanka Baarlamaanka wuu dayacan yahay\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Kulan ay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka ku yeesheen Gudiga Difaaca Baaralmaanka Soomaaliya ayaa waxaa ay oga hadleen Weerarkii dhawaan ka dhacay Magaalada Muqdisho,gaar ahaan xarunta Baarlamaanka uu ku shiro.<\/p>\n<p>Teaser Image Xuseen Carab Ciise<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Gudiga Difaaca Baarlamaanka Soomaaliya Xuseen Carab Ciise oo kulanka ka dib Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in uu Dayacan yahay Amaanka Xarunta Baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xuseen Carab Ciise  ayaa sheegay in Weeraradii Al-shabaab ay ku soo qaadeen Saddexda Hay\u2019adood ee Dalka  ugu sareysa ay Muujinayaan Fashil dhanka Amaankaa.<\/p>\n<p>\u201cDowladda Somalia Awood sidaa u buuran maleh,Al-shabaab Dagaal kooda wey badaleen Markii la jabiyey,Dowladda ayaa laga rabaa sirdoon fiican in ay yeelato oo soo sheega Qatarada ay Al-shabaab geysan karaan\u201dayuu yiri Xuseen Carab Ciise.<\/p>\n<p>Sidoo kale Gudoomiyaha Gudiga Difaaca Baarlamaanka ayaa shacabka Soomaaliyeed ka dalbaday in ay la Shaqeeyaan Dowladda Soomaaliya islamarkaana ay soo sheegaan Dabinada ay Al-shabaab u maleegayaan  Dowladda iyo Shacabkeeda.<\/p>\n<p>Hadlaka ah Amaanka Baarlamaanka waa dayacan yahay ayaa hore waxaa u sheegay Gidiga Barlamaanka Soomaaliya u qaabilsan Gaashaandhiga.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/far-620x330.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/far-620x330.jpg\" alt=\"far-620x330\" width=\"620\" height=\"330\" class=\"alignleft size-full wp-image-21953\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/far-620x330.jpg 620w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/far-620x330-300x159.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 620px) 100vw, 620px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan ay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka ku yeesheen Gudiga Difaaca Baaralmaanka Soomaaliya ayaa waxaa ay oga hadleen Weerarkii dhawaan ka dhacay Magaalada Muqdisho,gaar ahaan xarunta Baarlamaanka uu ku shiro. Teaser Image Xuseen Carab Ciise Gudoomiyaha Gudiga Difaaca Baarlamaanka Soomaaliya Xuseen Carab Ciise oo kulanka ka dib Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in uu Dayacan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21952","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21952","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21952"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21952\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21954,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21952\/revisions\/21954"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21952"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21952"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21952"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}