{"id":21912,"date":"2014-05-27T20:45:27","date_gmt":"2014-05-27T17:45:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21912"},"modified":"2014-05-27T20:45:27","modified_gmt":"2014-05-27T17:45:27","slug":"hilib-laaan-ka-jirta-muqdisho-saameyn-ka-dhalatay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/hilib-laaan-ka-jirta-muqdisho-saameyn-ka-dhalatay\/","title":{"rendered":"HILIB la\u2019aan ka jirta Muqdisho \/\/ saameyn ka dhalatay"},"content":{"rendered":"<p>Sida Ganacsato la hadlay Garoowenews Online ay sheegeen, Hilib la\u2019aan ayaa ka jirta Suuqyada Magaalada Muqdisho taa saameyn ku yeelatay Shacabka kala duwan.<\/p>\n<p>Hilib la\u2019aantan ayaa timid ka gadaal markii Ganacsatada Hilibka gaar ahaan kuwa Qala ay ka gadoodeen Xoolo ku qalista Kawaan Bari kaa oo ku taala Degmada C.casiis ee Gobolka Bnaadir.<\/p>\n<p>Yaasiin Axmed oo ka mid ah Dadka Ganacsatada oo la hadlay Garooweews Online, ayaa wuxuu sheegay in Habeen waliba Magaalada Muqdisho lagu qali jiray ku dhawaad 240 neef oo Geel ah oo Muqdisho oo dhan laga isticmaali jiray<\/p>\n<p>Waxuu Ganacsade Yaasiin Axmed tilmaamay in Xalay Kawaan Bari lagu qalay 1 Neef oo kaliya taasina uu ku sheegay in Kawaanka uu fog yahay islamarkaana aan loo socon Karin.<\/p>\n<p>Shacabka reer Muqdisho ayaa badankooda isticmaala Hilibka Geela, maadaama habeen waliba kudhawaad 240 Neef oo Geel ah Muqdisho lagu gowrici jiray.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/images24.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/images24.jpg\" alt=\"images24\" width=\"259\" height=\"194\" class=\"alignleft size-full wp-image-21913\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sida Ganacsato la hadlay Garoowenews Online ay sheegeen, Hilib la\u2019aan ayaa ka jirta Suuqyada Magaalada Muqdisho taa saameyn ku yeelatay Shacabka kala duwan. Hilib la\u2019aantan ayaa timid ka gadaal markii Ganacsatada Hilibka gaar ahaan kuwa Qala ay ka gadoodeen Xoolo ku qalista Kawaan Bari kaa oo ku taala Degmada C.casiis ee Gobolka Bnaadir. Yaasiin Axmed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21912","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21912","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21912"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21912\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21914,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21912\/revisions\/21914"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21912"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21912"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21912"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}