{"id":21905,"date":"2014-05-26T16:04:19","date_gmt":"2014-05-26T13:04:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21905"},"modified":"2014-05-26T16:04:19","modified_gmt":"2014-05-26T13:04:19","slug":"madaxweynaha-oo-dhalinyarada-inay-dagaalka-shabaab-ka-qeyb-qaataan-ka-codsaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/madaxweynaha-oo-dhalinyarada-inay-dagaalka-shabaab-ka-qeyb-qaataan-ka-codsaday\/","title":{"rendered":"MADAXWEYNAHA OO DHALINYARADA INAY DAGAALKA SHABAAB KA QEYB QAATAAN KA CODSADAY"},"content":{"rendered":"<p>Hogaamiyaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shacabka Soomaalida weydiistay inay dulqaad uyeeshaan weerarada Al-Shabaab ay ka geysanayaan Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Wuxuu ka dalbaday Shacabka inay ka qeyb qaataan dagaalka Dowladda Soomaaliya ay kula jirto Ururka Al-Shabaab, isaga oo si gaar ah uxusay in dhalinyarada Soomaaliyeed ay muujiyaan kaalintooda ku aadan dagaalka Al-Shabaab lagula jiro.<\/p>\n<p>\u201cSi gaar ah Doorka Dhalinyarada Soomaaliyeed ay ku leeyihiin dagaalka noocaasi ah waxaan ugu baaqayaa inay kaalintooda muujiyaan oo nimanka noocaasi ah ay la dagaalamaan\u201dAyuu yiri Madaxweynaha.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh Maxamuud, wuxuu tilmaamay in Dowladda Federalka Soomaaliya ay qaadeyso tilaabooyin deg deg ah oo dhanka ammaanka ah, maadaama Al-Shabaab ficilada ay geysanayaan ay tahay mid Dowladda Soomaaliya aysan udulqaadan karin.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa carooto kaliya marka Al-Shabaab ay geystaan fal weerar oo ay weeraraan xarumaha Hay\u2019adaha Dowladda<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20476.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20476.jpg\" alt=\"20476\" width=\"275\" height=\"183\" class=\"alignleft size-full wp-image-21906\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hogaamiyaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shacabka Soomaalida weydiistay inay dulqaad uyeeshaan weerarada Al-Shabaab ay ka geysanayaan Magaalada Muqdisho. Wuxuu ka dalbaday Shacabka inay ka qeyb qaataan dagaalka Dowladda Soomaaliya ay kula jirto Ururka Al-Shabaab, isaga oo si gaar ah uxusay in dhalinyarada Soomaaliyeed ay muujiyaan kaalintooda ku aadan dagaalka Al-Shabaab lagula jiro. \u201cSi gaar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21905","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21905","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21905"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21905\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21907,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21905\/revisions\/21907"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21905"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21905"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21905"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}