{"id":21893,"date":"2014-05-26T15:56:16","date_gmt":"2014-05-26T12:56:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21893"},"modified":"2014-05-26T15:56:16","modified_gmt":"2014-05-26T12:56:16","slug":"dhageyso-al-shabaab-oo-gubay-gaadiid-dagaal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/dhageyso-al-shabaab-oo-gubay-gaadiid-dagaal\/","title":{"rendered":"DHAGEYSO: Al Shabaab oo gubay Gaadiid Dagaal"},"content":{"rendered":"<p>Ururka Al Shabaab ayaa faah faahin ka bixiyay Dagaal Culus ay kula galeen Ciidamada Kenya ee AMISOM Duleedka Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose.<\/p>\n<p>Sheekh C.casiis Abuu Muscab, Afhayeenka Ururka Al Shabaab oo shir jaara\u2019id ka qabtay ayaa sheegay in Dagaalka uu ahaa mid Culus islamarkaana ay Ciidamada Kenya ee AMISOM ay uga gubeen Gadaadiid Dagaal sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Afhayeenka ayaa sidoo kale tilmaamay in Dagaalka ay dhankooda uga geeriyoodeen labo Ruux oo ka tirsanaa Ururka Al Shabaab sida uu ku yiri Shirkiisa jaraa\u2019id.<\/p>\n<p>Waxuu Abuu Muscab ku soo koobay hadalkiisa in Al Shabaab ay Kenya ka guubeen Gaadiid Dagaal islamarkaana ay Dileen Askar ka tirsanaa Dowladda Kenya kuwaasi oo ku sugan Degaano iyo Degmooyin ka tirsan Gobolka Jubada Hoose.<\/p>\n<p>Hadalka Afhayeenka Ururka Al Shabaab ayaa waxuu imaanayaa Iyadoo maalmo ka hor Ururka Al Shabaab ay ku soo bandhigeen hub iyo Gaadiid ay ka soo qabdeen Ciidamada Kenya Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/images-114.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/images-114.jpg\" alt=\"images-114\" width=\"269\" height=\"187\" class=\"alignleft size-full wp-image-21894\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ururka Al Shabaab ayaa faah faahin ka bixiyay Dagaal Culus ay kula galeen Ciidamada Kenya ee AMISOM Duleedka Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose. Sheekh C.casiis Abuu Muscab, Afhayeenka Ururka Al Shabaab oo shir jaara\u2019id ka qabtay ayaa sheegay in Dagaalka uu ahaa mid Culus islamarkaana ay Ciidamada Kenya ee AMISOM ay uga gubeen Gadaadiid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21893","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21893","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21893"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21893\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21895,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21893\/revisions\/21895"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21893"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21893"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21893"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}