{"id":21884,"date":"2014-05-25T19:46:12","date_gmt":"2014-05-25T16:46:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21884"},"modified":"2014-05-25T19:46:12","modified_gmt":"2014-05-25T16:46:12","slug":"madaxweynaha-oo-arga-gax-kula-soo-laabtay-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/madaxweynaha-oo-arga-gax-kula-soo-laabtay-dalka\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha oo arga gax kula soo laabtay Dalka"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Max\u2019ud oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa cambaareeyay weerarkii shalay lagu qaaday Xarunta Golaha shacabka isagoo sheegay in  uu ka xun yahay weerarkaasi.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh Max\u2019ud ayaa waxa uu u tacsiyeeyay Ehelladii iyo Qoysaskii ay ka geeriyoodeen Askartii shalay ku dhimatay Weerar ka dhacay Xarunta Baarlamaanka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa Xusay in Kooxaha weerarka ku soo qaaday Xarunta Golaha shacabka oo ah halka dowladnimadu taallo in ay ka soo horjeedaan jiritaanka dowladda Soomaaliya iyo Horumarka shacabka , waxa uuna sidoo kale sheegay Madaxweyne Xasan Sheekh in arrintaasi aysan u dul qaadan doonin dowladda.<\/p>\n<p> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/IMG_63311-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/IMG_63311-150x150.jpg\" alt=\"IMG_63311-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-full wp-image-21885\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Max\u2019ud oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa cambaareeyay weerarkii shalay lagu qaaday Xarunta Golaha shacabka isagoo sheegay in uu ka xun yahay weerarkaasi. Xasan Sheekh Max\u2019ud ayaa waxa uu u tacsiyeeyay Ehelladii iyo Qoysaskii ay ka geeriyoodeen Askartii shalay ku dhimatay Weerar ka dhacay Xarunta Baarlamaanka. Madaxweynaha ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21884","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21884","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21884"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21884\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21886,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21884\/revisions\/21886"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21884"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21884"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21884"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}