{"id":21881,"date":"2014-05-25T19:43:04","date_gmt":"2014-05-25T16:43:04","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21881"},"modified":"2014-05-25T19:43:39","modified_gmt":"2014-05-25T16:43:39","slug":"al-shabaab-oo-u-goodisay-madaxda-dowladda-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/al-shabaab-oo-u-goodisay-madaxda-dowladda-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Al Shabaab oo u goodisay Madaxda dowladda Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Sheikh Cali Maxamuud Raage afhayeen Al Shabaab oo la hadlay warbaahinta ku hadasha afka Al-shaabaab ayaa sheegay in ay wiiqeen awooda hey\u2019adaha dowladda Soomaaliya islamarkaana ay ku guuleysteen weeraradi ay ku qaadeen xarumaha Maxkamadaha ,Maxadtooyada,U N D P \u2013da iyo Golaha shacabka.<\/p>\n<p>Afhayeen Al-Shabaab  ayaa dhanka kale waxa uu kaga digayaa Xildhibaanada Baarlamaanka iyo Masuuliyiinta dowladda in aysan  kasii mid  ahaan dowladda Somaaliya taasi oo uu sheegay in ay tahay wadada kaliya ay ku badbaadi karaan<\/p>\n<p>Cali Dheere  ayaa carabka ku adkeeyay in ay ku noq noqon doonaan xarumaha dowladda iyo  meelaha ay isugu yimaadan Masuuliyiinta dowladda waa sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Geesta kale Sheikh Cali Dheere afhayeenka Shabaab ayaa hoosta ka xariiqay in ay bartilmaameedsan doonaan xarumaha UN-ka ay ku leeyihiin Magaalada Muqdisho isagoona ugu baaqay dagaalamayaasha Shabaab in ay ugu tagaan xarumahooda ajnabiga ku sugan dalka.<\/p>\n<p>Hadalka Afhageenka Al-Shabaab Cali dheere ayaa waxa uu imaanayaa xilli uu xilka iska casilay wasiirkii hore ee Aminiga Qaranka C\/kariin Xuseen Guuleed oo mudooyinkii dambe lagu dhaliilayay in uu ku fashilmay wax ka qabashada ammaanka Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho iyo deegaanada iyo dagmooyin kale oo ay dowladdu gacanta ku heyso<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/download22-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/download22-150x150.jpg\" alt=\"download22-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-full wp-image-21882\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sheikh Cali Maxamuud Raage afhayeen Al Shabaab oo la hadlay warbaahinta ku hadasha afka Al-shaabaab ayaa sheegay in ay wiiqeen awooda hey\u2019adaha dowladda Soomaaliya islamarkaana ay ku guuleysteen weeraradi ay ku qaadeen xarumaha Maxkamadaha ,Maxadtooyada,U N D P \u2013da iyo Golaha shacabka. Afhayeen Al-Shabaab ayaa dhanka kale waxa uu kaga digayaa Xildhibaanada Baarlamaanka iyo Masuuliyiinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21881","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21881","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21881"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21881\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21883,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21881\/revisions\/21883"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21881"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21881"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21881"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}