{"id":21865,"date":"2014-05-25T16:35:38","date_gmt":"2014-05-25T13:35:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21865"},"modified":"2014-05-25T16:35:38","modified_gmt":"2014-05-25T13:35:38","slug":"raiisul-wasaare-cabdiwali-oo-aqabalay-iscasilaadii-wasiirka-amniga-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/raiisul-wasaare-cabdiwali-oo-aqabalay-iscasilaadii-wasiirka-amniga-qaranka\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare Cabdiwali oo aqabalay Iscasilaadii Wasiirka Amniga Qaranka"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheikh Axmed ayaa ka aqbalay Wasiirkii Amniga Qaranka iscasilaadiisa, isagoona ku tilmaamay in ay tahay talaabo geesinimo leh.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa ku amaanay Wasiirka Amniga Qaran mudane Cabdikarin Xusein Guled inuu ahaa muwaadin si dhab ah ugu adeegayey shacabka Soomaaliyeed<\/p>\n<p>\u201cWaa ka aqbalay iscasilaadiisa wasiirka amniga qaranka, Waxaana uu ahaa muwaadin u shaqaynayey sidii ay shacabka Soomaaliyeed u heli lahaayeen ammaan, waxaana ka rajaynayaa in uu la sii shaqayn doono dowladda, si looga fa\u2019iidaysto khibradiisa shaqo, ayuu yiri RW Cabdiwali<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa dhanka kale xusay in ay xukuumaddu wado baaritaan lagu ogaanayo wixii shalay dhacay iyo sidii ay u dhaceen, cid kasta oo masuuliyadaas wax ku yeelatana si dhab ah loola xisaabtami doono.<br \/>\nUgu danabyntii Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa sheegay in uu dhakhso u soo magacaabi doono shakhsigii badali lahaa Wasiirka amniga qaranka.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/IMG_6185-2-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/IMG_6185-2-150x150.jpg\" alt=\"IMG_6185-2-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-full wp-image-21866\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheikh Axmed ayaa ka aqbalay Wasiirkii Amniga Qaranka iscasilaadiisa, isagoona ku tilmaamay in ay tahay talaabo geesinimo leh. Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa ku amaanay Wasiirka Amniga Qaran mudane Cabdikarin Xusein Guled inuu ahaa muwaadin si dhab ah ugu adeegayey shacabka Soomaaliyeed \u201cWaa ka aqbalay iscasilaadiisa wasiirka amniga qaranka, Waxaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21865","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21865","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21865"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21865\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21867,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21865\/revisions\/21867"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21865"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21865"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21865"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}