{"id":21831,"date":"2014-05-24T16:28:24","date_gmt":"2014-05-24T13:28:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21831"},"modified":"2014-05-24T16:28:25","modified_gmt":"2014-05-24T13:28:25","slug":"qaraxii-3-aad-oo-ka-dhacay-gudaha-xarunta-baarlamaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/qaraxii-3-aad-oo-ka-dhacay-gudaha-xarunta-baarlamaanka\/","title":{"rendered":"Qaraxii 3 aad oo ka dhacay gudaha Xarunta Baarlamaanka"},"content":{"rendered":"<p>Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya Xarunta Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegaya in Qaraxii 3 aad uu ka dhacay gudaha Xarunta Baarlamaanka<\/p>\n<p>Ugu yaraan 7 Ruux ayaa ku dhimatay, 13 kalena dhaawac ayaa soo gaaray ka gadaal markii Dagaal yahano lagu tuhmay Al Shabaab ay gudaha u galeen Xarunta Baarlamaanka ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Ilo la hadlay Garoowenews Online ayaa sheegaya in Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya uu ku dhintay Weerarkaasi mid kalena lagu dhaawacay.<\/p>\n<p>Waxaa wali la sheegaya in gudaha Xarunta Golaha Shacabka uu ka socdo Dagaal maadaamaa Kooxihii hubeysnaa ay gudaha u galeen Xarunta<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/DSC_0573.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/DSC_0573.jpg\" alt=\"DSC_0573\" width=\"750\" height=\"500\" class=\"alignleft size-full wp-image-21832\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/DSC_0573.jpg 750w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/DSC_0573-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya Xarunta Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegaya in Qaraxii 3 aad uu ka dhacay gudaha Xarunta Baarlamaanka Ugu yaraan 7 Ruux ayaa ku dhimatay, 13 kalena dhaawac ayaa soo gaaray ka gadaal markii Dagaal yahano lagu tuhmay Al Shabaab ay gudaha u galeen Xarunta Baarlamaanka ee Magaalada Muqdisho. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21831","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21831","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21831"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21831\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21833,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21831\/revisions\/21833"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21831"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21831"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21831"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}