{"id":21828,"date":"2014-05-24T16:26:26","date_gmt":"2014-05-24T13:26:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21828"},"modified":"2014-05-24T16:26:26","modified_gmt":"2014-05-24T13:26:26","slug":"faah-faahin-weerarkii-lagu-qaaday-xarunta-baarlamaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/faah-faahin-weerarkii-lagu-qaaday-xarunta-baarlamaanka\/","title":{"rendered":"Faah Faahin: Weerarkii lagu qaaday Xarunta Baarlamaanka"},"content":{"rendered":"<p>Faah faahino kala duwan ayaa ka soo baxeysa Khasaaraha ka dhashay Weerar Ismiidaamin ahaa oo ka dhacay Xarunta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Ugu yaraan 13 Ruux ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhaawacmeen Weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee maanta lagu qaaday Xarunta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale la sheegayaa in Xarunta Golaha Shacabka ay ka socdaan Dagaal Culus oo u dhaxeeya Ciidamada Ilaalada Xarunta Baarlamaanka iyo Kooxo hubeysan oo lagu sheekay in ay ka tirsan yihiin Ururka Al Shabaab.<\/p>\n<p>Wariye ka tirsan Garoowenews Online ayaa sheegaya in Weerarka uu geystay Khasaaro kala duwan waxaana uu sidoo kale sheegay in Xarunta ay gudaha u galeen Kooxihii hubeysnaa inkastoo aan wali la hubin.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn waxaa wali ka socda Xarunta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Dagaal Culsu Iyadoona la sheegay in Xildhibaanada Baarlamaanka laga bixinayo Albaabka dambe<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/download-9.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/download-9.jpg\" alt=\"download-9\" width=\"271\" height=\"186\" class=\"alignleft size-full wp-image-21829\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Faah faahino kala duwan ayaa ka soo baxeysa Khasaaraha ka dhashay Weerar Ismiidaamin ahaa oo ka dhacay Xarunta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho. Ugu yaraan 13 Ruux ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhaawacmeen Weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee maanta lagu qaaday Xarunta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya. Waxaa sidoo kale la sheegayaa in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21828","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21828","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21828"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21828\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21830,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21828\/revisions\/21830"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21828"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21828"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21828"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}