{"id":21819,"date":"2014-05-24T16:19:56","date_gmt":"2014-05-24T13:19:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21819"},"modified":"2014-05-24T16:19:56","modified_gmt":"2014-05-24T13:19:56","slug":"al-shabaab-oo-sheegtay-masuuliyada-weerarka-baarlamaanka-lagu-qaaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/al-shabaab-oo-sheegtay-masuuliyada-weerarka-baarlamaanka-lagu-qaaday\/","title":{"rendered":"AL-SHABAAB OO SHEEGTAY MASUULIYADA WEERARKA BAARLAMAANKA LAGU QAADAY"},"content":{"rendered":"<p>Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay masuuliyada weerarka culus ee lagu qaaday Xarunta Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho, halkaasi oo weerar toos ah iyo qaraxyo lagu qaaday.<br \/>\nAl-Shabaab waxa ay sheegeen inay howlgal gaar ah ka fuliyeen xarunta Golaha shacabka, xilligaasi oo ay ku shirsanaayeen Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sarkaal ka tirsan al-Shabaab oo la hadlay Warbaahinta Shabaabka, ayaa xaqiijiyay inay iyaga masuul ka yihiin weerarka xarunta Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho lagu qaaday.<\/p>\n<p>Horay Al-Shabaab waxa ay weerar noocaan oo kale ah ay ugu qaadeen xarunta Maxkamadaha dalka, Xarunta Madaxtooyada, Xarunta UNDP.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20435.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20435.jpg\" alt=\"20435\" width=\"259\" height=\"194\" class=\"alignleft size-full wp-image-21820\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay masuuliyada weerarka culus ee lagu qaaday Xarunta Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho, halkaasi oo weerar toos ah iyo qaraxyo lagu qaaday. Al-Shabaab waxa ay sheegeen inay howlgal gaar ah ka fuliyeen xarunta Golaha shacabka, xilligaasi oo ay ku shirsanaayeen Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Sarkaal ka tirsan al-Shabaab oo la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21819","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21819","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21819"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21819\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21821,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21819\/revisions\/21821"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21819"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21819"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21819"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}