{"id":21812,"date":"2014-05-24T09:01:18","date_gmt":"2014-05-24T06:01:18","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21812"},"modified":"2014-05-24T09:01:51","modified_gmt":"2014-05-24T06:01:51","slug":"al-shabaab-oo-godoomiyay-magaalooyinka-garbahaareey-iyo-xudur","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/al-shabaab-oo-godoomiyay-magaalooyinka-garbahaareey-iyo-xudur\/","title":{"rendered":"Al Shabaab oo go\u2019doomiyay Magaalooyinka Garbahaareey iyo Xudur"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/203971.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/203971.jpg\" alt=\"20397\" width=\"300\" height=\"168\" class=\"alignleft size-full wp-image-21814\" \/><\/a>Dhaq dhaqaaqa Al Shabaab ayaa go\u2019dooomiyay deegaanno iyo degmooyin ka tirsan Koofur Galbeed Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wararka laga helayo Magaalooyinka Garbahaareey Gobolka  Gedo iyo Xudur ee Gobolka Bakool ayaa ku soo warramayaa in dhaq dhaqaaqa al Shabaab ay go\u2019doomiyeen islamarkaana is hortaag ku sameeyeen Gar gaarkii iyo Maciishadihii gaari lahaa Magaalooyinkaasi.<\/p>\n<p>Go\u2019doonka saaran Magaalooyinkaasi ayaa lagu soo warramayaa in ay sababtay sara u kaca Maciishada iyo xaalad nolol xumo oo la soo daristay dadka shacabka ah.<\/p>\n<p>Dhanka kale Ciidamada Ethiopia ee ku sugan degmada Xudur ee Gobolka Bakool ayaa lagu soo warramayaa in dhaq dhaqaaq Ciidan ay ka billaabeen degmadaasi si ay uga saaraan daafaha Magaaladaasi Xoogaga Al Shabaab.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/download-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/download-3.jpg\" alt=\"download (3)\" width=\"252\" height=\"200\" class=\"alignleft size-full wp-image-21726\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhaq dhaqaaqa Al Shabaab ayaa go\u2019dooomiyay deegaanno iyo degmooyin ka tirsan Koofur Galbeed Soomaaliya. Wararka laga helayo Magaalooyinka Garbahaareey Gobolka Gedo iyo Xudur ee Gobolka Bakool ayaa ku soo warramayaa in dhaq dhaqaaqa al Shabaab ay go\u2019doomiyeen islamarkaana is hortaag ku sameeyeen Gar gaarkii iyo Maciishadihii gaari lahaa Magaalooyinkaasi. Go\u2019doonka saaran Magaalooyinkaasi ayaa lagu soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21812","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21812","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21812"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21812\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21815,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21812\/revisions\/21815"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21812"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21812"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21812"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}