{"id":21803,"date":"2014-05-23T15:10:40","date_gmt":"2014-05-23T12:10:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21803"},"modified":"2014-05-23T15:10:40","modified_gmt":"2014-05-23T12:10:40","slug":"qarax-ciidamada-amisom-lagula-eegtay-duleedka-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/qarax-ciidamada-amisom-lagula-eegtay-duleedka-muqdisho\/","title":{"rendered":"Qarax Ciidamada AMISOM lagula eegtay Duleedka Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Qarax Khasaaro kala duwan geystay ayaa Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM waxaa maanta lagula eegtay Xaafada Al Shireeca, Degaanka Ceelasha Biyaha ee Duleedka Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Qaraxan oo ahaa sida la sheegay Miino ayaa Kolonyo ay wateen Ciidamada AMISOM waxaa lagula beegsaday Xaafada Al Shireeca oo ka tirsan Degaanka Ceelasha Biyaha waxaana uu khasaaro bur bur u geystay Gaarikooda.<\/p>\n<p>Goobjooge la hadlay Garoowenews Online ayaa sheegay in Qaraxa Miino oo laga hagayay Remote control lagu dhuftay Ciidamada AMISOM waxuuna intaa ku daray in Ciidamada Qaraxa kadib ay fureen Rasaas Culus oo la shaacin Khasaaraha ka dhashay.<\/p>\n<p>\u201cHaa Walaal, Qaraxa waxuu ahaa miino waxaana Degaanka Ceelasha Biyaha lagula eegtay Ciidamada AMISOM Kolonyo ay warteen , Runtii Gaariga dhankiisa dambe waxaa qabsday Dab ka dhashay Qaraxa\u201d sidaasi waxaa yiri Goobjoogaha.<\/p>\n<p>Weerarka ayaa wuxuu qeyb ka yahay Qaraxyo inta badan Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda Soomaaliya lagula eegto Degaan iyo Degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/download-213.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/download-213.jpg\" alt=\"download-213\" width=\"308\" height=\"164\" class=\"alignleft size-full wp-image-21804\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/download-213.jpg 308w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/download-213-300x159.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 308px) 100vw, 308px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qarax Khasaaro kala duwan geystay ayaa Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM waxaa maanta lagula eegtay Xaafada Al Shireeca, Degaanka Ceelasha Biyaha ee Duleedka Magaalada Muqdisho. Qaraxan oo ahaa sida la sheegay Miino ayaa Kolonyo ay wateen Ciidamada AMISOM waxaa lagula beegsaday Xaafada Al Shireeca oo ka tirsan Degaanka Ceelasha Biyaha waxaana uu khasaaro bur bur [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21803","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21803","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21803"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21803\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21805,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21803\/revisions\/21805"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21803"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21803"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21803"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}