{"id":21800,"date":"2014-05-23T15:06:18","date_gmt":"2014-05-23T12:06:18","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21800"},"modified":"2014-05-23T15:06:18","modified_gmt":"2014-05-23T12:06:18","slug":"al-shabaab-oo-xalay-weerar-ku-ekeyay-dagmada-afmadow","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/al-shabaab-oo-xalay-weerar-ku-ekeyay-dagmada-afmadow\/","title":{"rendered":"Al-Shabaab oo Xalay weerar ku ekeyay Dagmada Afmadow"},"content":{"rendered":"<p>Al-shabaab weerar ku qaadey Saldhigyo ay Ciidamadda Dowladda iyo kuwa AMISOM ku leeyihiin Degmadda\u2026\u2026..<br \/>\nSaldhigyo ay Ciidamadda AMISOM iyo kuwa DF ku leyihiin Degmadda Afmdow ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa waxaa weerarey Dagaalamayaal  Al-shabaab ka tirsan.<br \/>\nWeerarka ayaa waxa uu socday Muddo Saacado ah kadib markii Ciidamada la soo weeraray ay iska caabiyeen dagaalamayaashii Al Shabaab ee weerarka ku soo qaaday.<\/p>\n<p>Weli Ma cadda Khasaaraha Rasmiga ee ka dhashay iska Hor\u2019imaadka xalay ka dhacay degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose.<\/p>\n<p>Dhanka kale Ma jiro wax war ah oo ku aadan dagaalkii xalay oo illaa iyo iminka ka soo baxay labada dhinac ee dagaalku uu ku dhexmaray Degmada Afmadow.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/alshaba-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/alshaba-150x150.jpg\" alt=\"alshaba-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-full wp-image-21801\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Al-shabaab weerar ku qaadey Saldhigyo ay Ciidamadda Dowladda iyo kuwa AMISOM ku leeyihiin Degmadda\u2026\u2026.. Saldhigyo ay Ciidamadda AMISOM iyo kuwa DF ku leyihiin Degmadda Afmdow ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa waxaa weerarey Dagaalamayaal Al-shabaab ka tirsan. Weerarka ayaa waxa uu socday Muddo Saacado ah kadib markii Ciidamada la soo weeraray ay iska caabiyeen dagaalamayaashii Al [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21800","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21800","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21800"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21800\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21802,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21800\/revisions\/21802"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21800"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21800"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21800"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}