{"id":21797,"date":"2014-05-23T15:03:12","date_gmt":"2014-05-23T12:03:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21797"},"modified":"2014-05-23T15:03:12","modified_gmt":"2014-05-23T12:03:12","slug":"dagaal-culus-oo-ka-dhacay-degmada-afmadow","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/dagaal-culus-oo-ka-dhacay-degmada-afmadow\/","title":{"rendered":"Dagaal Culus oo ka dhacay Degmada Afmadow"},"content":{"rendered":"<p>Kadib markii Dagaal yahanada Ururka Al Shabaab ay Dagaal Culus ku qaadeen Saldhiga Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee Magaalada Afmadow ee Gobolka Jubada Hoose ayaa waxaa ka dhashay Khasaaro kala duwan.<\/p>\n<p>Dagaalka oo ahaa mid Culus islamarkaana ay soo qaadeen Ururka Al Shabaab ayaa waxuu socday sida Goobjooge uu u sheegay Garoowenews Online ku dhawaad 1 Saac waxaana labada dhinaca ka geeriyooday ku dhawaad 10 Ruux.<\/p>\n<p>Sarkaal ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo Qadka Taleefonka kula hadlay Garoowenews Online ayaa sheegay in Dagaalka ay soo qaadeen Ururka Al Shabaab hase ahaatee ay iska caabiyeen Weerarkooda sida uu hadalka u yiri.<\/p>\n<p>Waxuu tilmaamay in Dagaalka ay Khasaaro kala duwan ku gaarsiiyeen Dagaal yahanada Ururka Al Shabaab inkastoo Saraakiisha Al Shabaab aysan ka hadlin arimaha kku aadan Dagaalkaasi.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Tan iyo markii Al Shabaab looga awood roonaaday Dagaalada ka socda Degaan iyo Degmooyin ka tirsan Gobolka Dalka Soomaaliya ayaa waxey bilaabeen Weeraro gaadmo ah kuwaasi oo lagu qaado Saldhiga Ciidamada DFS iyo kwa AMISOM.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/aaaa.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/aaaa.jpg\" alt=\"aaaa\" width=\"615\" height=\"369\" class=\"alignleft size-full wp-image-21798\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/aaaa.jpg 615w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/aaaa-300x180.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 615px) 100vw, 615px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kadib markii Dagaal yahanada Ururka Al Shabaab ay Dagaal Culus ku qaadeen Saldhiga Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee Magaalada Afmadow ee Gobolka Jubada Hoose ayaa waxaa ka dhashay Khasaaro kala duwan. Dagaalka oo ahaa mid Culus islamarkaana ay soo qaadeen Ururka Al Shabaab ayaa waxuu socday sida Goobjooge uu u sheegay Garoowenews Online [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21797","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21797","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21797"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21797\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21799,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21797\/revisions\/21799"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21797"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21797"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21797"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}