{"id":21791,"date":"2014-05-23T14:58:00","date_gmt":"2014-05-23T11:58:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21791"},"modified":"2014-05-23T14:58:00","modified_gmt":"2014-05-23T11:58:00","slug":"amanka-kenya-oo-faraha-ka-baxay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/amanka-kenya-oo-faraha-ka-baxay\/","title":{"rendered":"Amanka Kenya oo faraha ka baxay"},"content":{"rendered":"<p>Amanka Wadanka Kenya ayaa faraha ka sii baxaya  bilihi ugu danbeyay ayado Dowlada Kenya ay qaati ka jogto  Xakameynta weeraro jogta ah oo ay Kooxda Al-shabaab ka gaysanayaan   Caasimada iyo Gobolada Kenya.<\/p>\n<p>Weerarada kooxda Al-Shabaab ay ka gaysatan Wadanka Kenya ayaa waxaa had ku soo kordhay in Ciidamada Wadanka Kenya ee u kala gooshaya  Gobolada Dalka Wadado lo galo .<\/p>\n<p>Waxaana falki ugu danbeyay  u ka dhacay deeganada u dhexe  Mandheere iyo Meru  kaas oo ay kooxda Al-Shabaab ku dishay 7 Askari oo Kenyaan ah iyo gaysatay dhawac intaasi ka sii badan.<\/p>\n<p>Sido kale shalay ayay ahayd markii dagaal fool ka fool ah u ka dhacay Agagarka Dagmada Mandheere ee Gobolka Waqooyi bari Kenya kaas oo u dhexeyay Xogga Al-Shabaab iyo Ciidamada Kenya.<\/p>\n<p>Magaalada Nairobi ee Caasimada Wadanka Kenya ayaa ayadana waxaa usbucan ka dhacay qaraxyo waweyn kuwaas oo ay ku naf wayeen  dad badan.<\/p>\n<p>Kadib marki   dhacdoyinkaasi oo dhan ay dhaceen islamarkana Dowlada kenya ay wax ka qaban waysay ayaa waxaa   Magaalada Nairobi ka bilowday qorsho cusub oo ay shacabka iyo Diplomasiyiinta  shisheeye ay  nafsadoo ku bad baadinayaan.<\/p>\n<p>Wadamada Maraykanka , Ingiriska . Israel iyo Germalka ayaa waxaay wadamadooda ka keensadeen Ciidamo  suga Amaanka danaha ay ku leeyihiin Kenya oo ay ka mid tahay Safaaradaha.<\/p>\n<p>Ganacsatada waaweyn ee wadanka Kenya  iyo maalqabeenada wadanka Kenya  ayaa ayaguna samaystay Ciidamo gaar ah oo ay leeyihiin shirkado  la sharciy<\/p>\n<p>Guud ahaan walacyada kala duwaan ee dhanka Amanka ah ee ku soo kordhay wadanka kenya ayaa waxa uga sii daray  hadalo kala duwan oo ay so kala sareen Xarakada Al-Shabaab iyo Jabhada JIM ee ka dhisan Gobolada Jubboyinka  kuwaas oo  Dowlada Kenya ugu hanjabay in ay  weeraro dheerad ah ka fulin doonan  gudaha kenya hadan  Ciidamada Kenya ee ku sugan Jubboyinka laga sarin Somali<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/Bre-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/Bre-150x150.jpg\" alt=\"Bre-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-full wp-image-21792\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Amanka Wadanka Kenya ayaa faraha ka sii baxaya bilihi ugu danbeyay ayado Dowlada Kenya ay qaati ka jogto Xakameynta weeraro jogta ah oo ay Kooxda Al-shabaab ka gaysanayaan Caasimada iyo Gobolada Kenya. Weerarada kooxda Al-Shabaab ay ka gaysatan Wadanka Kenya ayaa waxaa had ku soo kordhay in Ciidamada Wadanka Kenya ee u kala gooshaya Gobolada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21791","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21791","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21791"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21791\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21793,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21791\/revisions\/21793"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21791"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21791"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21791"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}