{"id":21779,"date":"2014-05-23T14:40:27","date_gmt":"2014-05-23T11:40:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21779"},"modified":"2014-05-23T14:40:27","modified_gmt":"2014-05-23T11:40:27","slug":"deg-deg-qarax-caawa-ka-dhacay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/deg-deg-qarax-caawa-ka-dhacay-muqdisho\/","title":{"rendered":"DEG DEG: Qarax Caawa ka dhacay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Qaraxan oo ahaa miinada dhulka lagu aaso ayaa Degmada Hodan gaar ahaan Xaafada Sey-dhanka Wadada aada Degmada Wadajir waxaa lagula eegtay Kolonyo uu watay Sarkaal tirsan Ciidamada Dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Qaraxan ayaa waxaa  Khasaaro bur bur ah uu u geystay Gaariga Sarkaalkan oo lagu magacaabo Mahad Dollar Iyadoona sidoo kale la sheegay in uu jiro Khasaaro dhimasho iyo dhaawac kaa oo ka dhashay Qaraxa Miino.<\/p>\n<p>Goobjooge Caawa la hadlay Garoowenews Online ayaa sheegay in Qarax uu ahaa mid Xoogan islamarkaana uu Khasaaro dhaawac ah uu ka soo gaaray  ge Mahad Dollar oo ah Sarkaal ka tirsan Ciidamada Dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxuu tilmaamay in Qaraxa sidoo kale uu dhaawac u geystay Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya kuwaasi Ilaalo ahaa Sarkaalka Caawa ku dhaawacmay Qaraxa ka dhacay Xaafada Sey-dhanka Wadada aada Degmada Wadajir.<\/p>\n<p>Waxaa ugu dambeyn la sheegayaa in Xaalada Xaafadaasi ay kacsan tahay Iyadoona Ciimada Ilaalada Sarkaalka Caawa la dhaawacay ay furayaan Rasaas kala duwan taasi aan la shaacin Khasaaraha ka dhashay.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/mahad_aadan_salaad.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/mahad_aadan_salaad.jpg\" alt=\"mahad_aadan_salaad\" width=\"275\" height=\"183\" class=\"alignleft size-full wp-image-21780\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaraxan oo ahaa miinada dhulka lagu aaso ayaa Degmada Hodan gaar ahaan Xaafada Sey-dhanka Wadada aada Degmada Wadajir waxaa lagula eegtay Kolonyo uu watay Sarkaal tirsan Ciidamada Dowladda Soomaaliya. Qaraxan ayaa waxaa Khasaaro bur bur ah uu u geystay Gaariga Sarkaalkan oo lagu magacaabo Mahad Dollar Iyadoona sidoo kale la sheegay in uu jiro Khasaaro [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21779","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21779","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21779"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21779\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21781,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21779\/revisions\/21781"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21779"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21779"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21779"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}