{"id":21770,"date":"2014-05-22T17:48:26","date_gmt":"2014-05-22T14:48:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21770"},"modified":"2014-05-22T17:48:26","modified_gmt":"2014-05-22T14:48:26","slug":"wasiirka-warfaafinta-kor-u-qaadida-tayada-iyo-aqoonta-saxuufiyiintu-waa-saldhig-horumarka-warbaahinta-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/wasiirka-warfaafinta-kor-u-qaadida-tayada-iyo-aqoonta-saxuufiyiintu-waa-saldhig-horumarka-warbaahinta-soomaaliya\/","title":{"rendered":"WASIIRKA WARFAAFINTA \u201cKOR U-QAADIDA TAYADA IYO AQOONTA SAXUUFIYIINTU WAA SALDHIG HORUMARKA WARBAAHINTA SOOMAALIYA."},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Warfaafinta, Mudane Mustaf Dhuxulow ayaa u hambalyeeyey 138 suxufi oo maanta dhamaystay koorso waxbarasho ku aadan \u201csida loo qoro wararka raadiyaha\u201d waxuuna yiri \u201cHambalyo ayaan leeyahay 138-da suxufi ee maanta u dabaaldagaya dadaalkoodii iyo natiijadii waxbarashadii, shakina iigama inay saameyn balaran ku yeelan doonaan horumarka warbaahinta Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>\u201d Waxaana uu intaa ku daray \u201cIn kor loo qaado tayada iyo aqoonta saxuufiyiintu waxay saldhig u tahay horumarka warbaahinta Soomaaliya.\u201d<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta oo safar shaqo ugu maqan dalka dibadiisa ayaa u soo mahadceliyey aas-aasaha iyo maamulka Akademiyada Warbaahinta Soomaaliya oo waxbarashadan ku qabatay xaruntooda Muqdisho, wuxuuna yiri \u201cWaxaan halkan uga mahad-celinayaa maamulka Akademiyada Warbaahinta Soomaaliyeed oo waxbarasho muhiim ah u qabtay suxuufiyiinta Soomaaliyeed.\u201d Wuxuu sidoo kale yiri \u201cDowladdu si weyn ayay u soo dhaweyneysaa fikirkan muhiimka u ah warbaahinta dalka.\u201d<\/p>\n<p>Maadadan ah sida loo qoro wararka iyo barnaamijyada raadiyaha waxey suxuufiyiinta bareysaa habka loo diyaariyo wararka, dokumentariga, qormooyinka, ganacsiga iyo barnaamiyada kale oo muhiim u ah saxufiyiinta korna una u-qaado xirfadahooda iyo aqoontooda, kuwaas oo ah kuwo ay suxufiyiinta Soomaaliyeed baahi weyn u qabaan.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sidoo kale tilmaamay isbadalka dalka ka jira iyo saamaeynta hawshani leedahay, waxaana uu yiri \u201cBacdamaa uu waddanku ka gudbayo xaaladihii fjaahwareerka iyo fowdada oo uu u guurayo xaalad nabad, degenaan iyo dawlad wanaag, waa muhiim inaan dhisno oo kor u qaadno tayada iyo xirafadaha suxuufiyiinta oo runtii daruufo adag ku soo shaqeynayey 23kii sano ee la soo dhaafay\u201d.<\/p>\n<p>Waxaa uu intaas ku daray wasiirku in Wasaaradda Warfaafinta ahmiyad gaar ah siineysaa in kor loo qaado tayada iyo xirfadaha suxuufiyiinta si barnaamiyadu u noqdaan kuwo macno leh, oo si hufan loo tifaftiray, oo ah kuwo dhex-dhexaad ah oo bulshada wax weyn ku soo kordhinaya. Wuxuuna markale, u hambalyeeyay dhalinta maanta qalinjabisay, wuxuuna ku dhiiri gelinayay inay xirfadihii iyo aqoontii ay barteen ay uga faa\u2019iideeyaan saaxiibadood oo ay la wadaagaan. Asagoo u rajeeyay in Akademiyada Warbaahinta Soomaaliyeed ay sii wadi doonto dadaalkeeda ay kor ugu qaadeyso xirfadaha saxuufiyiinta Soomaaliyeed.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20409.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20409.jpg\" alt=\"20409\" width=\"590\" height=\"443\" class=\"alignleft size-full wp-image-21771\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20409.jpg 590w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20409-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 590px) 100vw, 590px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Warfaafinta, Mudane Mustaf Dhuxulow ayaa u hambalyeeyey 138 suxufi oo maanta dhamaystay koorso waxbarasho ku aadan \u201csida loo qoro wararka raadiyaha\u201d waxuuna yiri \u201cHambalyo ayaan leeyahay 138-da suxufi ee maanta u dabaaldagaya dadaalkoodii iyo natiijadii waxbarashadii, shakina iigama inay saameyn balaran ku yeelan doonaan horumarka warbaahinta Soomaaliyeed. \u201d Waxaana uu intaa ku daray \u201cIn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21770","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21770","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21770"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21770\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21772,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21770\/revisions\/21772"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21770"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21770"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21770"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}