{"id":21767,"date":"2014-05-22T17:46:57","date_gmt":"2014-05-22T14:46:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21767"},"modified":"2014-05-22T17:46:57","modified_gmt":"2014-05-22T14:46:57","slug":"raisulwasaare-cweli-oo-maanta-xariga-ka-jaray-xarunta-diinwaan-gelinta-gaadiidka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/raisulwasaare-cweli-oo-maanta-xariga-ka-jaray-xarunta-diinwaan-gelinta-gaadiidka\/","title":{"rendered":"RA\u2019ISULWASAARE C\/WELI OO MAANTA XARIGA KA JARAY XARUNTA DIINWAAN GELINTA GAADIIDKA"},"content":{"rendered":"<p>C\/wali Sheekh Maxamed ra\u2019iisal wasaaraha Soomaamliya ayaa maanta gaaray dhismaha Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya,isagoona halkaasi ku soo dhaweeyay wasiirka wasaraada duulista hawada Siciid Jaamac Qoorsheel iyo kuxigeenkiisa mudane Xersi Aadan Rooble. <\/p>\n<p>Mudane C\/ weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa kormeerkiisa ugu kuurgalayay sida ay usocoto shaqada wasaarada Gaadiidka isagoo kormeeray qeybaha kaladuwan ee wasaaraddu kakoobantahay waxaana intii uu ra\u2019isul wasaaruhu waday kormeerkiisa uu xariga kajaray xarunta Fisha Baraa ee lagu sameeyo targooyinka iyo leeysimada gawaarida lagu wado.<\/p>\n<p>Kormeeka ra\u2019iisal wasaaraha uu ku soo kala bixiyay xarunta Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada ka dib ayaa saxaafada waxaa la hadlay Cali Gacal oo ah agaasimaha guud ee wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada,wuxuu sheegay agaasimaha in horeyn dib u dayactiro wasaaradu ay kusameysay xorumo ay lahayd wasaarada Gaadiidka iyo duulista hawada oo kuyaalo magalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Wasiirka gadiidka iyo duulista hawada mudane Siciid Jaamac Qoorsheel oo lahadlay warbaahinta ayaa sharaxaad kabixiyay waxyaabihii wasarada u qabsoomay mudada boqolka maalin ah ee ay shaqeyneysay igaoo dhinaca kale tilmaamay in wasaaradda gaadiidku ay ku guuleysatay in ay dib u howlgeliso xarumo badan oo ay laheyd si loo dardargeliyo howlaha ay qaranka u heyso wasaaradaasi.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii ra\u2019iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa ku booriyay shaqaalaha wasaarada inay howshooda si hufan u gudaan.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20408.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20408.jpg\" alt=\"20408\" width=\"594\" height=\"315\" class=\"alignleft size-full wp-image-21768\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20408.jpg 594w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20408-300x159.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 594px) 100vw, 594px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>C\/wali Sheekh Maxamed ra\u2019iisal wasaaraha Soomaamliya ayaa maanta gaaray dhismaha Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya,isagoona halkaasi ku soo dhaweeyay wasiirka wasaraada duulista hawada Siciid Jaamac Qoorsheel iyo kuxigeenkiisa mudane Xersi Aadan Rooble. Mudane C\/ weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa kormeerkiisa ugu kuurgalayay sida ay usocoto shaqada wasaarada Gaadiidka isagoo kormeeray qeybaha kaladuwan ee wasaaraddu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21767","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21767","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21767"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21767\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21769,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21767\/revisions\/21769"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21767"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21767"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21767"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}