{"id":21764,"date":"2014-05-22T17:43:30","date_gmt":"2014-05-22T14:43:30","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21764"},"modified":"2014-05-22T17:43:30","modified_gmt":"2014-05-22T14:43:30","slug":"al-shabaab-oo-sheegay-inay-kordhiyeen-weerarada-muqdisho-ay-ka-geysanayaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/al-shabaab-oo-sheegay-inay-kordhiyeen-weerarada-muqdisho-ay-ka-geysanayaan\/","title":{"rendered":"AL-SHABAAB OO SHEEGAY INAY KORDHIYEEN WEERARADA MUQDISHO AY KA GEYSANAYAAN"},"content":{"rendered":"<p>Ururka Al Shabaab oo ka soo horjeedo jirintaanka Dowladda Federalka ee Somaliya, ayaa xilligaan sheegay in ay xoojiyeen weerarada ay ka geysanayaan Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Al-Shabaab u qaabilsan Gobalka Banaadir Sheekh Cali Jabal oo la hadlay Warbaahinta Shabaab, ayaa wuxuu sheegay in Magaalada Muqdisho, ay ku kordhiyeen weerarada ay ka geysanayaan Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>3-dii maalmood ee ugu dambeysay, ayuu sheegay in weerarada ka geysanayaan Magaalada Muqdisho, ay noqdeen kuwo is daba socdo, oo lagu naafeenaayay waxa uu ugu yeeray cadowga, oo uu kala jeedo Dowladda iyo Amisom.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay weeraradaan inay meesha ka saarayaan in xasilooni ay ka jirto Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho, isla-markaana ay ku muujinayeen inay Muqdisho tahay furin la&#8217;isku haayo.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa uu sheegay in ay jab weyn gaarsiiyeen waxa uu ku sheegay cadowga, markii uu sheegay inay dhexda ka jebiyeen, isla-markaana ujeedada ay weerarada u xoojiyeen ay tahay, sidii ay u soo afjari lahaayeen, sida uu yiri.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20397.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20397.jpg\" alt=\"20397\" width=\"300\" height=\"168\" class=\"alignleft size-full wp-image-21765\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ururka Al Shabaab oo ka soo horjeedo jirintaanka Dowladda Federalka ee Somaliya, ayaa xilligaan sheegay in ay xoojiyeen weerarada ay ka geysanayaan Magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Al-Shabaab u qaabilsan Gobalka Banaadir Sheekh Cali Jabal oo la hadlay Warbaahinta Shabaab, ayaa wuxuu sheegay in Magaalada Muqdisho, ay ku kordhiyeen weerarada ay ka geysanayaan Magaalada Muqdisho. 3-dii maalmood [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21764","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21764","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21764"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21764\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21766,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21764\/revisions\/21766"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21764"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21764"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21764"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}