{"id":21750,"date":"2014-05-21T19:59:12","date_gmt":"2014-05-21T16:59:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21750"},"modified":"2014-05-21T19:59:12","modified_gmt":"2014-05-21T16:59:12","slug":"ambass-america-kenya-waa-in-aysan-ku-xad-gudbin-shacabkeenna","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/ambass-america-kenya-waa-in-aysan-ku-xad-gudbin-shacabkeenna\/","title":{"rendered":"Ambass America: \u201d Kenya waa  in aysan ku xad gudbin shacabkeenna\u201d."},"content":{"rendered":"<p>Max\u2019ed Cali Ameeriko Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dowladda Kenya ay kala hadleen dhibaatooyinka Soomaalida loogu geysto dalkaasi.<\/p>\n<p>Mr Ameeriko ayaa ku nuux nuuxsaday in Waraaq ay ku cadahay in Kenya ay Joojiso Xad gudubyada ka dhanka Soomaalida dalkaasi  ay u gudbiyeen .<\/p>\n<p>\u201c waxaan u sheegnay in haddi Muwaadinka Soomaaliyeed lagu helo in uusan sharci ku joogin Kenya annaga ka safaarad ahaan naloo soo gudbiyo innagana aan ka shaqeyno in si Nabad ah dalka dib loogu soo celiyo\u201d ayuu yiri Ameeriko.<\/p>\n<p>Boliiska Kenya ayaa Muddooyinkii dambe xad gudubyo fara badan ku hayay Soomaalida dalkaasi intii ay socdeen Howl gallada lagu raafayo Soomaalida ku nool dalkaasi.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/ali-america-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/ali-america-150x150.jpg\" alt=\"ali-america-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-full wp-image-21751\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Max\u2019ed Cali Ameeriko Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dowladda Kenya ay kala hadleen dhibaatooyinka Soomaalida loogu geysto dalkaasi. Mr Ameeriko ayaa ku nuux nuuxsaday in Waraaq ay ku cadahay in Kenya ay Joojiso Xad gudubyada ka dhanka Soomaalida dalkaasi ay u gudbiyeen . \u201c waxaan u sheegnay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21750","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21750","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21750"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21750\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21753,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21750\/revisions\/21753"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21750"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21750"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21750"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}