{"id":21735,"date":"2014-05-21T19:47:06","date_gmt":"2014-05-21T16:47:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21735"},"modified":"2014-05-21T19:47:06","modified_gmt":"2014-05-21T16:47:06","slug":"baledweyne-gabar-qarax-wada-oo-la-qabtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/baledweyne-gabar-qarax-wada-oo-la-qabtay\/","title":{"rendered":"Baledweyne: Gabar Qarax wada oo la Qabtay"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay Gacanta ku dhigeen Tiro Dad ah oo Gabar Waxyaabaha Qarxa ay ku xiran yihiin ku jirto.<\/p>\n<p>Teaser Image Baledweyne: Gabar Qarax wada oo la Qabtay<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Ee Dowladda Soomaaliya C\/fixaat Xasan Afrax ayaa sheegay in Gabadha lagu qabtay Magaalada Baledweyne,oo ay dooneysay in ay isku Qarxiso garoonka Ugaas Khaliif ee Magaalada Baledweyne.<\/p>\n<p>C\/fitaax ayaa sheegay in Ciidamada Amaanka ay Gacanta ku dhigeen ka dib Xog ay Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay heleen.<\/p>\n<p>\u201cCiidamada ayaa Gacanta ku haya Gabadha ka tirsan Al-shabaab,waxaa ay dooneysay in ay isku qarxiso Garoonka Diyaaradaha Magaalda Baledweyne\u201dayuu yiri Afrax.<\/p>\n<p>Sidoo kale Gudoomiyaha ayaa sheegay in ugu yaraan 50 Ruux oo la sheegay in ay  Xariir la leeyihiin Al-shabaab la qabtay.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysay oo Baledweyne lagu qabto Haweeneey ay ku xiran yihiin Walxaha qarxa.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/magaalada_bakledweyne_oo-300x160.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/magaalada_bakledweyne_oo-300x160.jpg\" alt=\"magaalada_bakledweyne_oo-300x160\" width=\"300\" height=\"160\" class=\"alignleft size-full wp-image-21736\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay Gacanta ku dhigeen Tiro Dad ah oo Gabar Waxyaabaha Qarxa ay ku xiran yihiin ku jirto. Teaser Image Baledweyne: Gabar Qarax wada oo la Qabtay Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Ee Dowladda Soomaaliya C\/fixaat Xasan Afrax ayaa sheegay in Gabadha lagu qabtay Magaalada Baledweyne,oo ay dooneysay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21735","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21735","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21735"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21735\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21737,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21735\/revisions\/21737"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21735"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21735"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21735"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}