{"id":21716,"date":"2014-05-21T18:07:28","date_gmt":"2014-05-21T15:07:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21716"},"modified":"2014-05-21T18:10:54","modified_gmt":"2014-05-21T15:10:54","slug":"sheekh-xasan-daahir-aweys-oo-mowqifkiisa-caddeeyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/sheekh-xasan-daahir-aweys-oo-mowqifkiisa-caddeeyay\/","title":{"rendered":"Sheekh Xasan Daahir Aweys Oo Mowqifkiisa caddeeyay"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/w-533e15f5cb.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/w-533e15f5cb.jpg\" alt=\"w-533e15f5cb\" width=\"640\" height=\"323\" class=\"alignleft size-full wp-image-21719\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/w-533e15f5cb.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/w-533e15f5cb-300x151.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah Hoggaamiya diimeedyada ugu Caansan dalka ayaa markii ugu horeysay tan iyo markii uu u gacan galay dowladda Federaalka Soomaaliya ka hadlay Mowqifkiisa  ku aadan xaaladda guud ee dalka.<\/p>\n<p>Sheekh Aweys ayaa carabka ku dhuftay in dalka uu haysto Cadow sida uu hadalka u dhigay isagoo carabka ku adkeeyay in cadowga dalka heysto ay  ka mid tahay Ethiopia.<\/p>\n<p>Dhanka kale Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa ka hadlay aragtidiisa ku aadan dagaalka Al Shabaab ay dowladda iyo Ciidamada kaaba kula jiraan isagoo carabka ku adkeeyay in Al Shabaab uu dagaalkooda si isku mid ah u saameeyay wax uu ugu yeeray Cadowga iyo Shacabka intaba.<\/p>\n<p>Sidoo kale Hogaamiye Xasan Daahir oo ka hadlay Maaamul Goboleedyada ka jira dalka ayaa yiri \u201c dhammaan Maamulada la dhisay waxa ka ay ka amar qaataan dowladda Ethiopia  waxeyna ugu tala gashay in Midnimada umadda ku kala dhantaasho , intee lagu arkay Majeerteen waa dowlad, Raxanweyn waa dowlad , Isaaq waa dowlad iyo cid kastaahi waa dowlad\u201d.<\/p>\n<p>Sheekha oo sii wata hadalkiisa ayaa tibaaxay in Xilligii Maxaakiimta in culimada Soomaaliyeed ay ku ballameen in diinta Islaamka kor loo qaado dalkana laga dhiso dowlad Islaami ah waqtigaas waxbadan lagu guleystay isku daygaasi shareecada islaamkana ay bulaashay laakiin hadda uu hoos u dhac badan ka jiro.<\/p>\n<p>Culimadia ayuu ku dhaliilay sheikh Xasan  Daahir Aweys in iminka ay ka baqayaan in ay kor u qaadaan Goobaha cibaadada ama lagu barto daruusta ilsaamiga sababo ku aadan in  la xiro ama ay Bartilmaameed noqdaan.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn ayuu sheekh Xasan Daahir Aweys shaaca ka qaadya in dalka iyo diinta bad baadintooda ay u baahan tahay dhalin yaro balse dhalintu maanta iyagu ay waayeelka uga horeeyaan gacan hoorsiga shisheeyaha sida uu hadalka u dhigay.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/sheekh-xasan-daahir1-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/sheekh-xasan-daahir1-150x150.jpg\" alt=\"sheekh-xasan-daahir1-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-full wp-image-21717\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah Hoggaamiya diimeedyada ugu Caansan dalka ayaa markii ugu horeysay tan iyo markii uu u gacan galay dowladda Federaalka Soomaaliya ka hadlay Mowqifkiisa ku aadan xaaladda guud ee dalka. Sheekh Aweys ayaa carabka ku dhuftay in dalka uu haysto Cadow sida uu hadalka u dhigay isagoo carabka ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21716","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21716","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21716"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21716\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21720,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21716\/revisions\/21720"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21716"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21716"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21716"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}