{"id":21710,"date":"2014-05-20T23:47:54","date_gmt":"2014-05-20T20:47:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21710"},"modified":"2014-05-20T23:47:54","modified_gmt":"2014-05-20T20:47:54","slug":"diyaaradaha-kenya-oo-baadi-goobayo-meydadka-saraakiil-iyo-askar-looga-dilay-mandheera","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/diyaaradaha-kenya-oo-baadi-goobayo-meydadka-saraakiil-iyo-askar-looga-dilay-mandheera\/","title":{"rendered":"Diyaaradaha Kenya oo baadi goobayo Meydadka Saraakiil iyo Askar looga Dilay Mandheera"},"content":{"rendered":"<p>Diyaaradaha Dagaalka ee Dowladda Kenya ayaa waxaa lagu arkayaa Magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari Dalka Kenya halkaasi oo ay ka badi goobayaan Meydadka Saraakiil iyo Askar Shalay Degmadaasi lagu Dilay.<\/p>\n<p>Diyaaradahan ayaa la sheegayaa in jood hoose ay ku duulayaan islamarkaana boodi goob xoogan ay ugu jiraan Xubno iyo Saraakiil la la\u2019yahay kuwaasi oo ku dhintay Weerarka Ururka Al Shabaab ay ka fuliyeen Magaalada Mandheera.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Afhayeenka Ururka Al Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage Sheekh Cali Dheere oo shir jaraa\u2019id qabtay ayaa sheegay in amaanka Kenya uu faraha ka baxay islamarkaana ay joogteyn doonaan Weerarada kala duwan ee ka dhaca Kenya.<\/p>\n<p>Sikastaba, Sheekh Cali Dheere, Afhayeenka Xarakada Al Shabab ayaa xusay in Kenya dhibaato amaan xumi ay ka dhaxleen Ciidamadeeda ay ku soo daabushay gudaha Dalka Soomaaliya islamarkaana ay ka mid noqdeyn Howlgalka AMISOM.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/download-29-150x147.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/download-29-150x147.jpg\" alt=\"download-29-150x147\" width=\"150\" height=\"147\" class=\"alignleft size-full wp-image-21711\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Diyaaradaha Dagaalka ee Dowladda Kenya ayaa waxaa lagu arkayaa Magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari Dalka Kenya halkaasi oo ay ka badi goobayaan Meydadka Saraakiil iyo Askar Shalay Degmadaasi lagu Dilay. Diyaaradahan ayaa la sheegayaa in jood hoose ay ku duulayaan islamarkaana boodi goob xoogan ay ugu jiraan Xubno iyo Saraakiil la la\u2019yahay kuwaasi oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21710","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21710","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21710"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21710\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21712,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21710\/revisions\/21712"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21710"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21710"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21710"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}