{"id":21704,"date":"2014-05-20T18:30:35","date_gmt":"2014-05-20T15:30:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21704"},"modified":"2014-05-20T18:30:35","modified_gmt":"2014-05-20T15:30:35","slug":"al-shabaab-oo-amar-dul-dhigay-shacabka-suuqa-xoolaha-ku-nool","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/al-shabaab-oo-amar-dul-dhigay-shacabka-suuqa-xoolaha-ku-nool\/","title":{"rendered":"Al-shabaab oo Amar Dul dhigay Shacabka Suuqa Xoolaha ku Nool"},"content":{"rendered":"<p>Maleeshiyaadka Kooxda Al-shabaab ayaa Warqado ku Daadiyey Degmada Hiliwaa ee Gobolka Banaadir,kuwaas oo dalbanayey in La Damiyo Leyrarka Xiliga habeenkii ah.<\/p>\n<p>Teaser Image Al-shabaab oo Amar Dul dhigay Shacabka Suuqa Xoolaha ku Nool<\/p>\n<p>Waxaana Shacabka ku Nool Degmada ay Xalay Fuliyeen Amarka Maleeshiyada Al-shabaab ka soobaxay,ayadoona Wararka ay sheegayaan in Al-shabaab,ay Kontoroolayeen sida Amarkooda Loo qaatay.<\/p>\n<p>Intaa ka dib ayaa Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa maanta Bandaw ka dhigay Xaafada Suuqa Xoolaha ee Degmada Hiliwaa,ayagoona Amray in la Xiro Goobaha Ganacsi.<\/p>\n<p>Waxaana Wararku ay sheegayaan Ciidamada ay Arintaasi u sameyeen ka dib markii Shacabka ay Fuliyeen Amarka Al-shabaab.<\/p>\n<p>Gudoomiye Xigeenka Arrimaha Bulshada ee Maamulka Degmada Hiliwaa C\/xafiid Max\u2019ed Xirsi ayaa Keydmedia online u sheegay in Shacbka aysan qaadan Karin Amarka Al-shabaab,cidii Qaadatana ay yihiin Al-shabaab.<\/p>\n<p>Waxaana Arrinta ugu weyn ay tahay Shacabka ku nool Suuqa Xoolaha oo Labo Dhinac ka Guban oo Al-shabaab iyo Dowladda Amarkooda u dhaxeeya.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/kooxda_Qawaarijta_Al-shabaab-620x330.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/kooxda_Qawaarijta_Al-shabaab-620x330.jpg\" alt=\"kooxda_Qawaarijta_Al-shabaab-620x330\" width=\"620\" height=\"330\" class=\"alignleft size-full wp-image-21705\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/kooxda_Qawaarijta_Al-shabaab-620x330.jpg 620w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/kooxda_Qawaarijta_Al-shabaab-620x330-300x159.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 620px) 100vw, 620px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maleeshiyaadka Kooxda Al-shabaab ayaa Warqado ku Daadiyey Degmada Hiliwaa ee Gobolka Banaadir,kuwaas oo dalbanayey in La Damiyo Leyrarka Xiliga habeenkii ah. Teaser Image Al-shabaab oo Amar Dul dhigay Shacabka Suuqa Xoolaha ku Nool Waxaana Shacabka ku Nool Degmada ay Xalay Fuliyeen Amarka Maleeshiyada Al-shabaab ka soobaxay,ayadoona Wararka ay sheegayaan in Al-shabaab,ay Kontoroolayeen sida Amarkooda Loo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21704","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21704","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21704"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21704\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21706,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21704\/revisions\/21706"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21704"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21704"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21704"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}