{"id":21697,"date":"2014-05-20T18:21:30","date_gmt":"2014-05-20T15:21:30","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21697"},"modified":"2014-05-20T18:21:30","modified_gmt":"2014-05-20T15:21:30","slug":"raiisul-wasaaraha-oo-madax-turkey-ah-kula-kulmay-muqdishosawiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/raiisul-wasaaraha-oo-madax-turkey-ah-kula-kulmay-muqdishosawiro\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaaraha oo Madax Turkey ah kula kulmay Muqdisho+SAWIRO"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa booqday Safaarada Turkiga ee magaalada Muqdisho, wuxuuna halkaas uga qeyb galay barnaamij muuqaal ah oo isku xirayey labada Ra\u2019iisul Wasaare. Wuxuuna Ra\u2019iisul Wasaare Cabdiwali warbixin ka siiyey Ra\u2019iisul Wasaaraha Turkiga Recep Tayyip Erdo\u011fan howlaha baaxada leh ee ay dowaldda Turkigu ka wado dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ugu horrayn salaamayaa Ra\u2019iisul Wasaaraha Turkiga iyo Shacabkiisa oo si deeqsinmo leh ugu soo guramaday Soomaaliya xiligii ay ugu baahida badnayd, shacabka Soomaaliyeedna maahan kuwo waligood ilaawaya gacantii ay Dowlada iyo Shacabka Turkiga u fidiyeen. Gar gaarkiinu kuma ekayn dhinaca ban\u2019adanimada kaliya, ee waxaad dib u dhis ku sameeyseen kaabayaashii dhaqaalaha oo Shacabka Soomaaliyeed xasuusanayo sidii ay Muqdisho ahaan jirtay iyo hada bilicda ka muuqata. Waxaana marlaabad idinka tacsiyadaynayaa masiibadii ka dhacaday dalka Turkiga todobaad ka hor,\u201d ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaare Cabdi Wali<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta booqday xarunta Wasaaradda Warfaafinta, waxaana uu komeer ku sameeyay waaxyaha kala duwan ee Telefeshinka iyo Raadiyaha Qaranka, isagoo dhinaca kale kulamo gooni gooni ah la qaatay howlwadeenada wasaaradda.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa waxaa ku soo dhaweeyey Wasaaradda Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustaf Sheekh Cali \u201cDhuxuloow\u201d iyo Agaasiyemaasha Wasaaradda, waxayna soo indha indheeyeen Raadiyaha iyo Telefishinka Qaranka oo dib u habeyn ballaaran lagu sameeyey, waxaana xilligaas ka soconeysay halkaas howlo ku aadan tabinta iyo qabashada barnaamijyo kala duwan ee ka baxa Warbaahinta Qaranka.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Cabdiweli ayaa ku ammaanay Wasiirka Warfaafinta Mudane Dhuxuloow isbedelka iyo horumarinta ballaaran ee uu sameeyey mudada uu xafiiska joogay, wuxuuna dhinaca kale bogaadiyay hawlaha qaran ee ay hayaan shaqaalaha Wasaaradaas.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ku ammaanayaa Wasiirka Warfaafinta talaabooyinkii ay qaaday Wasaarada Warfaafinta oo tiir muhim u ah dawladnimada, waxaan halkaan uga hambalyeeynayaa Wasiirka iyo shaqaalaha\u201d ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaare Cabdiweli.<\/p>\n<p>Ugu danbayntii Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa uga mahadceliyey shacabka iyo dowladda Turkiaga dayactirka iyo qalabaynta balaaran oo ay ku sameeyeen Isbitaalka Digfeero, Iskoolada, iyo qaar ka mid ah Xarumaha Dowladda.<\/p>\n<p>unnamed (1) unnamed (2) unnamed (3) unnamed<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/unnamed.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/unnamed.jpg\" alt=\"unnamed\" width=\"600\" height=\"338\" class=\"alignleft size-full wp-image-21698\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/unnamed.jpg 600w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/unnamed-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa booqday Safaarada Turkiga ee magaalada Muqdisho, wuxuuna halkaas uga qeyb galay barnaamij muuqaal ah oo isku xirayey labada Ra\u2019iisul Wasaare. Wuxuuna Ra\u2019iisul Wasaare Cabdiwali warbixin ka siiyey Ra\u2019iisul Wasaaraha Turkiga Recep Tayyip Erdo\u011fan howlaha baaxada leh ee ay dowaldda Turkigu ka wado dalka Soomaaliya. \u201cWaxaan ugu horrayn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21697","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21697","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21697"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21697\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21700,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21697\/revisions\/21700"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21697"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21697"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21697"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}