{"id":21691,"date":"2014-05-20T18:14:01","date_gmt":"2014-05-20T15:14:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21691"},"modified":"2014-05-20T18:14:02","modified_gmt":"2014-05-20T15:14:02","slug":"iska-hur-imaad-culus-oo-ka-dhacay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/iska-hur-imaad-culus-oo-ka-dhacay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Iska hur imaad  Culus oo ka dhacay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya iyo Dagaal yahano ka tirsan Ururka Al Shabaab ayaa Dagaal Culus waxuu Xalay ku dhexmaray Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Dagaalkan oo ka dhacay Degmada Yaaqshiid ayaa waxuu ka dambeeyay kadib markii Dagaal yahano ka tirsan Ururka Al Shabaab ay Weerar ku qaadeen Saldhiga Yaaqshiid waxaana halkaasi ka dhashay Khasaaro kala duwan.<\/p>\n<p>Al Shabaab ayaa inta badan looga bartay weerarada nuucaani  ah, Mana jirto cid labada dhinac ee Maamulka degmada iyo Kooxihii ka dambeeyay weerarkaasi oo faah faahin ka bixisay iska hor\u2019imaadka.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/download.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/download.jpg\" alt=\"download\" width=\"253\" height=\"199\" class=\"alignleft size-full wp-image-21692\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya iyo Dagaal yahano ka tirsan Ururka Al Shabaab ayaa Dagaal Culus waxuu Xalay ku dhexmaray Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir. Dagaalkan oo ka dhacay Degmada Yaaqshiid ayaa waxuu ka dambeeyay kadib markii Dagaal yahano ka tirsan Ururka Al Shabaab ay Weerar ku qaadeen Saldhiga Yaaqshiid waxaana halkaasi ka dhashay Khasaaro kala duwan. Al [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21691","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21691","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21691"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21691\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21693,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21691\/revisions\/21693"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21691"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21691"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21691"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}