{"id":2168,"date":"2011-07-21T15:30:30","date_gmt":"2011-07-21T15:30:30","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2168"},"modified":"2011-07-21T17:15:20","modified_gmt":"2011-07-21T17:15:20","slug":"dawlada-kmg-oo-kudhawaaqday-golaha-wasiirada-aqraso-magcyada-iyo-beelaha-ay-ka-soojeedaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/07\/dawlada-kmg-oo-kudhawaaqday-golaha-wasiirada-aqraso-magcyada-iyo-beelaha-ay-ka-soojeedaan\/","title":{"rendered":"Dawlada KMG oo kudhawaaqday golaha wasiirada aqraso magcyada iyo beelaha ay ka soojeedaan"},"content":{"rendered":"<div><span style=\"font-size: medium;\"><span style=\"font-size: medium;\">\u00a0<\/span><\/span><\/div>\n<div><span style=\"font-size: medium;\"><span style=\"font-size: medium;\">\u00a0<\/span><\/span><\/div>\n<p><span style=\"font-size: medium;\"><span style=\"font-size: medium;\">\u00a0<\/p>\n<p><\/span><\/span><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/untitled.bmp\"><img decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-2169\" title=\"untitled\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/untitled.bmp\" alt=\"\" \/><\/a><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\">wararka somaliya<\/p>\n<p style=\"text-align: center;\">Aqristayaasha wakaalada wararka soomaaliyeed ee warsom waxaan u soogudbineynaa magacyada iyo qabiilada ay kasoojeedaan golaha wisiirada cu sub ee sanadkan oo xalay lashaaciyay<\/p>\n<p>Maxaad ka taqanaa Wasiirada uu magacaabay Ra\u2019isal wasaaraha DKMG Qabiilada ay Ka soo jeedaan Sidoo kale Mala socotaa In dhamaanba ay Wataa Dhalashooyin kale<\/p>\n<p>hadaba halkaan ka akhriso dalalka ay u dhaarteen inay yihiin iyo qabiiladooda. Waana Xog Muhiim ah oo aan Laga Tilaabsan karin<\/p>\n<div><strong>1- Mudane Axmed Xasan Gaboobe (Ugaas Bille)<\/strong><\/div>\n<div><strong>Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Garsoorka, Arrimaha Diinta &amp; Awqaafta,Dir Biyo maal,<\/strong><\/div>\n<p><strong><\/p>\n<div><strong>2- Mudane Maxamed Maxamuud Xaaji Ibraahim<\/strong><\/div>\n<div><strong>\u3000Waxaa loo magacaabay Ra\u2019iisul-Wasaare ku-xigeen ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda,Raxanweyn ,Digil,Dabare<\/strong><\/div>\n<p><\/strong><strong><\/p>\n<div><strong>3- Mudane Xuseen Carab Ciise<\/strong><\/div>\n<div><strong>\u3000Waxaa loo magacaabay Ra\u2019iisu-Wasaare Ku-Xigeenka ahna Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga,Isaaq Garxajis<\/strong><\/div>\n<p><\/strong><strong><\/p>\n<div><strong>4- Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif\u3000<\/strong><\/div>\n<div><strong>Waxaa loo magacaabay Ra\u2019isul-Wasaare Ku-Xigeen ahna Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga &amp; Warshadaha.Waa Daarood,Ogaadeen<\/strong><\/div>\n<p><\/strong><strong><\/p>\n<div><strong>5- Mudane Cabdisamad Macallin Maxamuud Sheekh Xasan<\/strong><\/div>\n<div><strong>\u3000Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha &amp; Amniga Qaranka.Waa Hawiye Habargidir, Ceyr,<\/strong><\/div>\n<p><\/strong><strong><\/p>\n<div><strong>6- Mudane Dr. Cabdinaasir Maxamed Cabdulle<\/strong><\/div>\n<div><strong>\u3000Waxaa loo magacaabay Wasiirka Waasaaaradda Maaliyadda &amp; Lacagta.Daarood,Mareexaan ,reer Siyaad.<\/strong><\/div>\n<p><\/strong><strong><\/p>\n<div><strong>7- Marwo Caasho Cismaan Caaqil<\/strong><\/div>\n<p><\/strong><strong>\u3000Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Haweenka &amp; Arrimaha Qoyska.<br \/>\n<\/strong><strong>8- Mudane Cabullaahi Xaaji Xasan Maxamed Nuur<\/strong>\u3000waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Beeraha &amp; Xannaanada Xoolaha,Waa Raxanweyn,Mirifle,Leesaan.<\/p>\n<div><strong>9- Mudane Dr. Cabdicasiis Sheekh Yuusuf\u3000<\/strong><\/div>\n<div><strong>Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka,Dir Faqi Muxumud<\/strong><\/div>\n<p><strong><\/p>\n<div><strong>10- Mudane Cabdulqaadir Xuseen Maxamed<\/strong><\/div>\n<div><strong>\u3000Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Boostada &amp; Isgaarsiinta,Waa Hawiye Murusade<\/strong><\/div>\n<p><\/strong><strong><\/p>\n<div><strong>11- Mudane Maxamed Muxiyadiin Sheekh Mursal<\/strong><\/div>\n<div><strong>\u3000Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Dhallinyarada &amp; Isboortiga,Waa Isaaq<\/strong><\/div>\n<p><\/strong><strong><\/p>\n<div><strong>12- Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Ibraahim<\/strong><\/div>\n<div><strong>\u3000Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga, Kheyraadka Badda &amp; Bay\u2019adda-<\/strong><\/div>\n<p><\/strong><strong><\/p>\n<div><strong>13- Mudane Aadan Cabdullaahi Aadan<\/strong><\/div>\n<div><strong>\u3000Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Gaadiidk Cirka, Dhulka, Badda &amp; Dekadaha \u2013<\/strong><\/div>\n<p><\/strong><strong><\/p>\n<div><strong>14- Mudane Avv. Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil<\/strong><\/div>\n<div><strong>\u3000Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Dastuurka &amp; Dib-u-heshiisiinta,Waa Daarood,<\/strong><\/div>\n<p><\/strong><strong><\/p>\n<div><strong>15- Mudane Jaylaani Nuur Iikar<\/strong><\/div>\n<p><\/strong><strong>\u3000Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, Guriyeenta &amp; Dib-u-dhiska,Waa Reer Xamar reer Suufi-.<br \/>\n<\/strong><strong>16- Mudane Cabdulqaadir Maxamed Dhicisow<\/strong>\u3000Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Macdanta, Biyaha &amp; Batroolka,Waa Hawiye Gaal jecel<\/p>\n<div><strong>17- Mudane Prof. Axmed Caydiid Ibraahim<\/strong><\/div>\n<div><strong>\u3000Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaaha &amp; Tacliinta Sare.Waa Daarood Dhulbahante<\/strong><\/div>\n<p><strong><\/p>\n<div><strong>18- Mudane, Cabdullaahi Goodax Barre<\/strong><\/div>\n<p><\/strong><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p>Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Qorsheeynta &amp; Iskaashiga Caalamiga.Hawiye,XawaadleWaxaan kacudr daaaraneynaa in aanhelin beelaha qaarkamid ah wasiirada hadaad heysaan noogu sootirciwaanka hoos ku qoran<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><em><strong><span style=\"font-size: small;\"><span style=\"font-family: Times New Roman;\">warsom.com hooyga runta iyo xaqiiqda wararka somaliyeed si aad uhesho warar saxan oo sugan aqriso goorwaliba warsom.com<\/span><\/span><\/strong><\/em><\/p>\n<p><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; font-size: small;\">Soomaaliyeed ee Warsom<\/span><\/em><\/strong><\/p>\n<p><strong><em><span style=\"font-size: small;\"><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Mogadishu Somalia<\/span><\/span><\/em><\/strong><\/p>\n<p><strong><em><span style=\"font-size: small;\"><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/span><\/span><\/em><\/strong><\/p>\n<p><strong><em><span style=\"font-size: small;\"><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Mogadishu Office<\/span><\/span><\/em><\/strong><\/p>\n<p><strong><em><span style=\"font-size: small;\"><span style=\"font-family: Times New Roman;\">+25-26-15514953\/+25-2699-910111<\/span><\/span><\/em><\/strong><\/p>\n<p><strong><span style=\"font-size: 15pt;\"><span style=\"font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/span><\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 \u00a0 \u00a0 wararka somaliya Aqristayaasha wakaalada wararka soomaaliyeed ee warsom waxaan u soogudbineynaa magacyada iyo qabiilada ay kasoojeedaan golaha wisiirada cu sub ee sanadkan oo xalay lashaaciyay Maxaad ka taqanaa Wasiirada uu magacaabay Ra\u2019isal wasaaraha DKMG Qabiilada ay Ka soo jeedaan Sidoo kale Mala socotaa In dhamaanba ay Wataa Dhalashooyin kale hadaba halkaan ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2168","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2168","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2168"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2168\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2179,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2168\/revisions\/2179"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2168"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2168"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2168"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}