{"id":21676,"date":"2014-05-20T14:52:59","date_gmt":"2014-05-20T11:52:59","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21676"},"modified":"2014-05-20T14:52:59","modified_gmt":"2014-05-20T11:52:59","slug":"ciidamada-ammaanka-oo-howl-gallo-ka-wada-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/ciidamada-ammaanka-oo-howl-gallo-ka-wada-hiiraan\/","title":{"rendered":"Ciidamada ammaanka oo howl-gallo ka wada Hiiraan"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada ammaanka ayaa howlgallo ammaanka lagu sugayo saakay ka wada degmooyinka Beledweyne iyo Buurto Barde ee gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Wariye Cabdishakuur Ciamaan Cali oo ku sugan Beledweyne ayaa ku soo warramaya in ciidamada nabad galyadu ay saakay baaritaan ku samaynayaan gaadiidka dadweynaha iyo xaafadaha qaar, ayadoo ay soo xireen dhowr qofood oo lagu tuhunsan yahay inay ammaanka lid ku ahaayeen.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa degmada Buulo ka soconaya howl-gal ay fulinayaan ciidamada XDS eek u sugan halkaasi, dadka degaanka ayaa ku soo warramaya in xaafadaha qaar iyo gaadiidkaba ay baarayaan ciidamadu.<\/p>\n<p>Saraakiisha ciidamada ayaa sheegay inay howl galkooda ka warbixin marka ay soo gabagabeeyaan.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/beledweyne1-466x350.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/beledweyne1-466x350.jpg\" alt=\"beledweyne1-466x350\" width=\"466\" height=\"350\" class=\"alignleft size-full wp-image-21677\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/beledweyne1-466x350.jpg 466w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/beledweyne1-466x350-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 466px) 100vw, 466px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada ammaanka ayaa howlgallo ammaanka lagu sugayo saakay ka wada degmooyinka Beledweyne iyo Buurto Barde ee gobolka Hiiraan. Wariye Cabdishakuur Ciamaan Cali oo ku sugan Beledweyne ayaa ku soo warramaya in ciidamada nabad galyadu ay saakay baaritaan ku samaynayaan gaadiidka dadweynaha iyo xaafadaha qaar, ayadoo ay soo xireen dhowr qofood oo lagu tuhunsan yahay inay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21676","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21676","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21676"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21676\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21678,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21676\/revisions\/21678"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21676"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21676"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21676"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}