{"id":21670,"date":"2014-05-20T14:47:11","date_gmt":"2014-05-20T11:47:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21670"},"modified":"2014-05-20T14:47:11","modified_gmt":"2014-05-20T11:47:11","slug":"12-askari-oo-ka-tirsan-booliska-kenya-oo-lagu-dilay-duuleedka-mandheera-faah-faahin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/12-askari-oo-ka-tirsan-booliska-kenya-oo-lagu-dilay-duuleedka-mandheera-faah-faahin\/","title":{"rendered":"12 Askari oo ka tirsan Booliska Kenya oo lagu dilay Duuleedka Mandheera \/\/ Faah-Faahin"},"content":{"rendered":"<p>Kooxda Al-Shabaab ayaa Shalay galab Weerar ku qaaday Duuleedka magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi-bari Kenya, waxeyna halkaasi ku dileen 12 Askari oo ka tirsan Ciidanka Kenya.<br \/>\nTeaser Image 12 Askari oo ka tirsan Booliska Kenya oo lagu dilay Duuleedka Mandheera \/\/ Faah-Faahin<\/p>\n<p>Koox hubeysan ayaa Labo iyo Tobon Askari oo ka tirsan Ciidanka Booliska Kenya ku dilay Duuleedka Magaalada Mandheera.<\/p>\n<p>Saraakiil u hadlay Booliska Kenya ayaa laga soo xigtay in illaa iyo 12 Askarilagu dilay Weerarkaasi, kadib markii Wadada loo galay Kolonyo ay wateen Ciidamo ka tirsan Booliska oo marayay inta u dhaxaysa degmada Mandheera iyo degaanka Mua.<\/p>\n<p>Noah Mwivanda, Taliyaha Booliska degmada Mandheera oo Xalay Warbaahinta u waramay ayaa sheegay in Weerarka ay fuliyeen Niman ka tirsan Kooxda Al-Shabaab, wuxuuna sheegay in Afar Askari oo ka tirsan Ciidamada KPR ay ku dhaawacmeen Weerarka.<\/p>\n<p>Meydadka askarta la dilay ayuu sheegay Sargaalkaan inay Kooxda Al-Shabaab &#8220;qaateen&#8221; lana aadeen dhanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa uu xusay in Al-Shabab ay qaateen illaa Sadex gaari oo nooca qaadka qaada ah oo marayay tuuladda la yiraahdo Cumar Jilicow oo 15 km u jirta magaalada Mandheera.<\/p>\n<p>Ciidanka la dilay ayaa ku raadjoogay Saddex Gaari oo qaad siday oo saaka ay dhaceen dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab, siduu sheegay Taliyaha Booliska degmada Mandheera.<\/p>\n<p>Kooxda Al-Shabaab ayaa isla markiiba sheegatay mas\u2019uuliyadda weerarka lagu dilay ciidanka iyo afduubka gaadiidka siday qaadka.<br \/>\n<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/11638-620x330.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/11638-620x330.jpeg\" alt=\"11638-620x330\" width=\"620\" height=\"330\" class=\"alignleft size-full wp-image-21671\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/11638-620x330.jpeg 620w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/11638-620x330-300x159.jpeg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 620px) 100vw, 620px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda Al-Shabaab ayaa Shalay galab Weerar ku qaaday Duuleedka magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi-bari Kenya, waxeyna halkaasi ku dileen 12 Askari oo ka tirsan Ciidanka Kenya. Teaser Image 12 Askari oo ka tirsan Booliska Kenya oo lagu dilay Duuleedka Mandheera \/\/ Faah-Faahin Koox hubeysan ayaa Labo iyo Tobon Askari oo ka tirsan Ciidanka Booliska Kenya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21670","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21670","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21670"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21670\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21672,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21670\/revisions\/21672"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21670"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21670"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21670"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}