{"id":21663,"date":"2014-05-20T13:45:16","date_gmt":"2014-05-20T10:45:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21663"},"modified":"2014-05-20T13:45:16","modified_gmt":"2014-05-20T10:45:16","slug":"faahfaahin-hoobiyayaal-dhimasho-iyo-dhaawac-geystay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/faahfaahin-hoobiyayaal-dhimasho-iyo-dhaawac-geystay\/","title":{"rendered":"Faahfaahin: Hoobiyayaal dhimasho iyo dhaawac geystay"},"content":{"rendered":"<p>Haweeney ayaa ku geeriyootay, ilaa afar kalena wey ku dhaawacmeen labo Hoobiye oo xalay lagu duqeeyey qeybo ka mid ah Degmadda Boondheere ee magaalladda Muqdisho<\/p>\n<p>Hoobiyaha Koowaad ayaa waxa uu ku habsaday guri ku dhex yaalla Xaruntii hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ku taalla Degmadda Boondeere, waxaana halkaasi ku geeriyootay Haweeney magaceeda lagu magacaabi jirey Deeqo Cabdulle Carraale<br \/>\nAllaha U Naxariistee Marxuumadda waxay ifka kaga tegtay labo carruur, oo uu aabahoodu ku nool yahay dalka Talyaaniga<br \/>\nHoobiyaha Labaad ayaa waxa uu isaguna ku dhacay guri ku yaalla Isgoyska Maanabolyo dhinaca Degmadda Boondheere, waxaana ku dhaawacmay afar qoys oo isku qoys ah<br \/>\nGoobjoogayaal ayaa sheegay inuu Madfacu ku dhacay qoyskaasi xilli ay casheynayeen, waxaana ku dhaawacmay Hooyadda guriga oo magaceeda lagu soo koobay Bishaaro,<br \/>\nlabo carruur oo ay dhashay iyo gabar kale oo ay habar-wadaag yihiin<\/p>\n<p>Xaalladda Hooyadda ku dhaawacantay Hoobiyahaasi ayaa laga dayrinaynaa xaalladeeda caafimaad, iyadoo ay caloosha kaga dhaceen firirka hoobiyaha.<\/p>\n<p>Dhakhaatiirta ayaa ku hawlan sidii ay u badbaadin lahaayeen Haweeneydaasi oo ay sheegeen inay dhaawacyo culus ku yaallaan<br \/>\n<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/images5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/images5.jpg\" alt=\"images\" width=\"120\" height=\"120\" class=\"alignleft size-full wp-image-21664\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Haweeney ayaa ku geeriyootay, ilaa afar kalena wey ku dhaawacmeen labo Hoobiye oo xalay lagu duqeeyey qeybo ka mid ah Degmadda Boondheere ee magaalladda Muqdisho Hoobiyaha Koowaad ayaa waxa uu ku habsaday guri ku dhex yaalla Xaruntii hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ku taalla Degmadda Boondeere, waxaana halkaasi ku geeriyootay Haweeney magaceeda lagu magacaabi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21663","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21663","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21663"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21663\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21665,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21663\/revisions\/21665"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21663"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21663"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21663"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}