{"id":21651,"date":"2014-05-19T17:01:16","date_gmt":"2014-05-19T14:01:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21651"},"modified":"2014-05-19T17:01:16","modified_gmt":"2014-05-19T14:01:16","slug":"madaxweynaha-oo-magacaabay-guddoomiyaha-maxkamada-sare-ee-ciidanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/madaxweynaha-oo-magacaabay-guddoomiyaha-maxkamada-sare-ee-ciidanka\/","title":{"rendered":"MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA MAXKAMADA SARE EE CIIDANKA"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud aya magacaabay Guddoomiyaha Maxkamada sare ee ciidanka qalabka sida, kadib wareegto magacabis ah oo xafiiskiisa kasoo baxday.<br \/>\nMagacaabid Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee CQS<br \/>\nMADAXWEYNAHA J.F.S.,<\/p>\n<p>Markuu Arkay: Qodobka 87, Faqradda 2aad ee Dastuurka J.F.S.<\/p>\n<p>Markuu Arkay: Xeer Lr. 15 ee soo baxay 6da Abriil 1960 kuna saabsan Dhismaha Xoogga Dalka Soomaaliyeed.<br \/>\nKadib Markii: Ay bannaanaatay Jagada Xilka Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee CQS<br \/>\nMarkuu Arkay: Soo jeedinta Wasiirka gaashaandhigga Lr. WG\/088\/14, taariikh 23\/04\/2014<br \/>\nMarkuu Tixgeliyay: Aqoonta uu leeyahay sarkaalka la magacaabayo<br \/>\nWuxuu soo saaray Xeerkaan:<\/p>\n<p>Qodobka 1aad<\/p>\n<p>Waxa G\/Sare Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare (C.raxman Cumda) loo magacaabay in uu noqdo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee CQS<\/p>\n<p>Qodobka 2aad<\/p>\n<p>Waxa uu Xeerkaan dhaqangalayaa marka uu Madaxwaynuhu saxiixo, waxaana lagu soo daabici doonaa Faafinta Rasmiga ah ee Jamhuuriyada Federaalka ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Guddoomiyahani cusub G\/Sare Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare (C.raxman Cumda) ayaa ka soo mid noqday hey\u2019adda Nabad Sugida iyo sirdoonka Qaranka xilal kale duwana ka soo qabtay oo ay ka mid yihiin hogaanka Arrimaha dibadda, hogaanka baarista dambiyada,hogaanka tababarada iyo qorsheynta, waana nin qaanuunka dowliga ah Master digree ka heysta, isagoo ku soo bartay dalka Masar, haddana waxa uu diyaarinayaa darajada PHD.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20338.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20338.jpg\" alt=\"20338\" width=\"308\" height=\"164\" class=\"alignleft size-full wp-image-21652\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20338.jpg 308w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20338-300x159.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 308px) 100vw, 308px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud aya magacaabay Guddoomiyaha Maxkamada sare ee ciidanka qalabka sida, kadib wareegto magacabis ah oo xafiiskiisa kasoo baxday. Magacaabid Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee CQS MADAXWEYNAHA J.F.S., Markuu Arkay: Qodobka 87, Faqradda 2aad ee Dastuurka J.F.S. Markuu Arkay: Xeer Lr. 15 ee soo baxay 6da Abriil 1960 kuna saabsan Dhismaha Xoogga Dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21651","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21651","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21651"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21651\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21653,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21651\/revisions\/21653"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21651"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21651"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21651"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}