{"id":21648,"date":"2014-05-19T16:58:14","date_gmt":"2014-05-19T13:58:14","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21648"},"modified":"2014-05-19T16:58:14","modified_gmt":"2014-05-19T13:58:14","slug":"muwaadiniinta-australia-oo-looga-digay-inay-u-safraan-xuduudaha-soomaaliya-ethiopia-iyo-koofurta-sudan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/muwaadiniinta-australia-oo-looga-digay-inay-u-safraan-xuduudaha-soomaaliya-ethiopia-iyo-koofurta-sudan\/","title":{"rendered":"MUWAADINIINTA AUSTRALIA OO LOOGA DIGAY INAY U SAFRAAN XUDUUDAHA SOOMAALIYA, ETHIOPIA IYO KOOFURTA SUDAN"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa sii kordhaya dowladaha Digniinaha dhanka amaanka u jeedinaya muwaadiniintooda ku sugan dalalka bariga qaarada Africa iyo kuwa kale ee doonaya inay dalxiis ahaan u yimaadaan dalka Kenya.<\/p>\n<p>Wasaarada arimaha dibada ee dowlada Australia ayaa soo saartay digniin kale oo ay u jeedinayso muwaadiniinteeda oo ku aadan inaysan u safrin xeebaha dalka Kenya gaar ahaan xeebta Diani, kadib markii looga baqay in la afduubto.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan u sheegaynaa oo aan si weyn kula talinaynaa muwaadiniinteena inaysan u safrin xuduudaha Soomaaliya, Ethiopia iyo koofurta Sudan, sababtoo ah waa gobo xaalado Qatar ah ay la jiraan\u201dsidaasi ayaa lagu yiri war kasoo baxay Australia.<\/p>\n<p>Dowladaasi ayaa sheegtay in xaaladaha dhanka qataraha ah ee ka jira ay sababayaan waxyeelo soo gaarta muwaadiniintooda kuwaasi oo doonaya inay dalxiis ahaan u tagaan dalka Kenya.<\/p>\n<p>Dowlado badan oo ku yaala qaarada yurub ayaa dhawaan soo saaray digniino ku wajahan amaanka dalka Kenya, kadib markii qaraxyo kala duwan ay ka dhaceen magaalooyinka dalka Kenya.<\/p>\n<p>Waxaa hoos u dhac uu ku yimid dhaqaalihii dowlada Kenya kasoo gali jiray dalxiisayaasha tagi jiray dalkaasi, waxaana maalmo ka hor dowlada Kenya ka duulay inka badan 400 oo dalxiisayaal ah oo u dhashay UK.<\/p>\n<p>Maalin ka hor dowlada Kenya ayaa dhankeeda sheegtay inay soo celinayso kalsoonida dalxiisayaashii tagi jiray dalkaasi oo amni daro darteed isaga cararay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa sii kordhaya dowladaha Digniinaha dhanka amaanka u jeedinaya muwaadiniintooda ku sugan dalalka bariga qaarada Africa iyo kuwa kale ee doonaya inay dalxiis ahaan u yimaadaan dalka Kenya. Wasaarada arimaha dibada ee dowlada Australia ayaa soo saartay digniin kale oo ay u jeedinayso muwaadiniinteeda oo ku aadan inaysan u safrin xeebaha dalka Kenya gaar ahaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21648","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21648","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21648"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21648\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21650,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21648\/revisions\/21650"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21648"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21648"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21648"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}