{"id":21625,"date":"2014-05-19T01:18:00","date_gmt":"2014-05-18T22:18:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21625"},"modified":"2014-05-19T01:18:00","modified_gmt":"2014-05-18T22:18:00","slug":"wasiir-goodax-oo-badbaaday-ckariin-oo-mooshin-laga-keenay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/wasiir-goodax-oo-badbaaday-ckariin-oo-mooshin-laga-keenay\/","title":{"rendered":"Wasiir Goodax oo badbaaday \/\/ C\/kariin oo mooshin laga keenay"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa maanta Wasiirka Arimha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya C\/laahi Goodax Barre uu ka badbaaday Mooshin dhawaan ay ka soo gudbiyeen Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>115 Xildhibaan ayaa Codka kalsoonida waxey siiyeen C\/laahi Goodax barre, Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya, waxaana ka soo horjeestay 18, Iyadoona 11 ay ka aamuseyn Mooshinka Wasiir Goodax Barre.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo gaaraya ilaa 60 Xildhibaan ayaa Maanta Mooshin ka Gudbiyey Wasiirka Amniga Qaranka Soomaaliya C\/kariin Xuseen Guuleed.<\/p>\n<p>Mooshinka laga soo gudbiyey Wasiirka Amniga Qaranka Mudane Guuleed ayaa la sheegay in uu ku qotomo Wax qabad la\u2019aan iyo Amaanka Dalka oo uu ku Fashilmay.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka Gudoomay Mooshinka Xildhibanada maanta ay ka soo gudbiyeen Wasiir Guuleed.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/download20.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/download20.jpg\" alt=\"download20\" width=\"253\" height=\"199\" class=\"alignleft size-full wp-image-21626\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta Wasiirka Arimha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya C\/laahi Goodax Barre uu ka badbaaday Mooshin dhawaan ay ka soo gudbiyeen Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya. 115 Xildhibaan ayaa Codka kalsoonida waxey siiyeen C\/laahi Goodax barre, Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya, waxaana ka soo horjeestay 18, Iyadoona 11 ay ka aamuseyn Mooshinka Wasiir Goodax Barre. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21625","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21625","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21625"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21625\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21627,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21625\/revisions\/21627"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21625"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21625"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21625"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}