{"id":21622,"date":"2014-05-19T01:16:45","date_gmt":"2014-05-18T22:16:45","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21622"},"modified":"2014-05-19T01:16:45","modified_gmt":"2014-05-18T22:16:45","slug":"ciidamada-cusub-ma-ka-difaaci-karaan-al-shabaab-xarumaha-q-msawiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/ciidamada-cusub-ma-ka-difaaci-karaan-al-shabaab-xarumaha-q-msawiro\/","title":{"rendered":"Ciidamada Cusub ma ka difaaci karaan Al Shabaab Xarumaha Q.M+SAWIRO"},"content":{"rendered":"<p>Kadib markii Al Shabaab ay Weeraro kala duwan ku qaadeen Xarumha iyo Shaqaalaha Qaramada Midoobay ee Magaalada Muqdisho ayaa waxey Hay\u2019adda Q.M dalbatay Ciidamo AMISOM ah oo u shaqeeya sida Qaramada Midoobay.<\/p>\n<p>Markii Ciidamadan ay soo gaareen Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho ayaa Al Shabaab waxey wacad ku mareen in Khasaaro kala duwan ay gaarsiin doonaan Iyadoona sidoo kale loogu hanjabay in Weeraro ka badalan kuwii hore  ay ku qaadi doonaan Xarumaha Qaramada Midoobay ee Muqdisho.<\/p>\n<p>Inkastoo Ciidamadan ay yihiin kuwa ka socda Dalka Uganda hadana waxaa la sheegay in aysan ka mid ahaan doonin Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM kuwaasi oo howlgallo ka dhan ah Al Shabaab ka wada Degaano iyo Degmooyin dhaca Koonfurta iyo Batamaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sikastab, Al Shabaab ayaa u soo tafa xeetay in ay Weeraro kala duwan ku qaadaan Xarumaha iyo Shaqaalaha Qaramada Midoobay ee Magaalada Muqdisho balse waxaa wali la ogaan Awooda iyo Khibrada ay Ciidamadan Cusub u leeyihiin ka hortaga Ururka Al Shabaab.<\/p>\n<p>14893_659253897463088_4681703463307211815_n  1484177_659253950796416_8241060750799200314_n 1797520_659253927463085_4092893400377401165_n 10295779_659253770796434_2825729599968661732_n 10296654_659253900796421_181766562589820015_n 10304975_659253984129746_8675852521777853688_n 10374898_659253970796414_7487993729035234052_n 10390411_659253777463100_549739450513382723_n 10402904_659253774129767_8900807493582858364_n DSC_0724 (1) DSC_0734 DSC_0740 DSC_0746 DSC_0769 DSC_0791 DSC_0796 DSC_0822 DSC_0833<br \/>\n<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/DSC_0740.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/DSC_0740.jpg\" alt=\"DSC_0740\" width=\"600\" height=\"400\" class=\"alignleft size-full wp-image-21623\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/DSC_0740.jpg 600w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/DSC_0740-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kadib markii Al Shabaab ay Weeraro kala duwan ku qaadeen Xarumha iyo Shaqaalaha Qaramada Midoobay ee Magaalada Muqdisho ayaa waxey Hay\u2019adda Q.M dalbatay Ciidamo AMISOM ah oo u shaqeeya sida Qaramada Midoobay. Markii Ciidamadan ay soo gaareen Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho ayaa Al Shabaab waxey wacad ku mareen in Khasaaro kala duwan ay gaarsiin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21622","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21622","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21622"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21622\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21624,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21622\/revisions\/21624"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21622"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21622"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21622"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}