{"id":21606,"date":"2014-05-18T23:11:32","date_gmt":"2014-05-18T20:11:32","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21606"},"modified":"2014-05-18T23:11:32","modified_gmt":"2014-05-18T20:11:32","slug":"muxuu-madaxweyne-uhuru-la-ilmeynaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/muxuu-madaxweyne-uhuru-la-ilmeynaa\/","title":{"rendered":"Muxuu Madaxweyne Uhuru la ilmeynaa?"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Kenya Mr Uhuru Kenyatta ayaa shaaca ka qaaday in ay dib u soo celin doonaan Kalsoonidoo Dalxiisayaasha Dowladda Reer Galbeedka ee isaga baxay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya.<\/p>\n<p>Waxuu Madaxweyna Kenyatta xusay in uu wado Dadaalo badan uu ku doonayo in uu dib Dalkiisa ugu soo celiyo Dalxiisayaasha Ajaaniibta ee ka baxay Kenay Isagoona tilmaamay in dhibka uu ka yimid dhanka amaanka.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan la soconaa in Ajaaniibta ay isaga baxaan Kenya kadib markii amaanka Kenya laga dareemay hoos u dhac balse wax badan ayaa ka badali doonaan mana dhici doonto in Ajaaniib kale ay ka baxaan Kenya\u201d sidaasi ayuu yiriu Uhuru Kenyatta.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Dowladdaha US, Britain, Australia iyo France ayaa hore u soo saaray digniino ku aadan in Weeraro Agagixiso ay ka dhacaan Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya waxaana Dalka Kenya ka baxay Muwaadiniin badan kadib hanjabaado dhanka Al Shabaab.<\/p>\n<p>Sikastaba, hadalka Madaxweynaha Dowladda Kenya ayaa waxuu imaanayaa Iyadoo dhawaan Weerar Qaraxyo ahaa uu ka dhacay Suuqa Gikomba ee Magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/4.jpg\" alt=\"4\" width=\"305\" height=\"165\" class=\"alignleft size-full wp-image-21607\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/4.jpg 305w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/4-300x162.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 305px) 100vw, 305px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Kenya Mr Uhuru Kenyatta ayaa shaaca ka qaaday in ay dib u soo celin doonaan Kalsoonidoo Dalxiisayaasha Dowladda Reer Galbeedka ee isaga baxay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya. Waxuu Madaxweyna Kenyatta xusay in uu wado Dadaalo badan uu ku doonayo in uu dib Dalkiisa ugu soo celiyo Dalxiisayaasha Ajaaniibta ee ka baxay Kenay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21606","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21606","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21606"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21606\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21608,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21606\/revisions\/21608"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21606"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21606"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21606"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}