{"id":21599,"date":"2014-05-18T15:12:39","date_gmt":"2014-05-18T12:12:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21599"},"modified":"2014-05-18T15:12:39","modified_gmt":"2014-05-18T12:12:39","slug":"wasiiru-dowlaha-wasaaradda-arrimaha-dibadda-oo-kulan-la-qaatay-danjiraha-ethiopia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/wasiiru-dowlaha-wasaaradda-arrimaha-dibadda-oo-kulan-la-qaatay-danjiraha-ethiopia\/","title":{"rendered":"WASIIRU DOWLAHA WASAARADDA ARRIMAHA DIBADDA OO KULAN LA QAATAY DANJIRAHA ETHIOPIA"},"content":{"rendered":"<p>Wasiiru Dowlaha wasaarada arrimaha dibadda iyo dhiirigelinta maalgashiga ayaa kulamo kala duwan maanta la qaatay Danjiraha dowlada Ethiopia u fadhiya dalka Soomaaliya iyo wakiillo ka kala socday ururka iskaashiga Islaamka iyo hey\u2019adda bisha cas ee Qadar. <\/p>\n<p>mudane Burci Maxamed Xamsa Wasiiru Dowlaha wasaarada arrimaha dibadda iyo dhiirigelinta maalgashiga ayaa kulanka ugu horeeyay la qaatay Danjiraha dowlada Ethiopia u fadhiya dalkeena, isagoo kala hadlay arrimo ay ka mid ahaayeen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhaxeeya labada dal.<\/p>\n<p>Kulanka kadib ayaa Danjiraha Ethiopia waxa uu sheegay in dowlada Ethiopia ay garabtaagantahay shacabka Soomaaliyeed iyo dowladooda, isagoo intaa ku daray in dowladiisu aysan ku kaabnaan doonin dhinaca meleteriga oo kaliya, balse ay mashaariic horumarineed ka bilaabi doonto gobolo ka mid ah dalkeena, isagoo tilmaamay in quburo ka socota dowlada Ethiopia ay ku suganyihiin dalkeena Soomaaliya si ay uga qeybqaataan dib u dhiska iyo horumarka ka socda dalka.<\/p>\n<p>Wasiirudowlaha wasaaradda arrimaha dibadda mudane Burci Maxamed Xamsa oo hadlay ayaa dowlada Ethiopia uga mahadceliyay dadaalka muuqda oo ay la garab taagantahay dowladda Soomaaliya.<br \/>\nKulanka Labaad ayaa wasiirku la qaatay wakiilka xafiiska ururka iskaashiga islaamka ee Soomaaliya iyo wakiilka hey\u2019ada bisha cas Qadar Ee Soomaaliya isagoo kala hadlay sidii ururadaasi ay gacan uga geysan lahaayeen mashaariicda horumarineed ee ka socda dalka.<\/p>\n<p>Wakiilka ururka iskaashiga Islaamka ayaa sheegay in ururkiisu uu dowladda ka taageeeri doono tayeeynta shaqaalaha dowladda, si loo kobciyo aqoonta xirfadooda, iyadoo wasiirudowluhu sheegay in dowladdu soo dhaweeyneyso cid kastoo ka taageereysa dhinaca horumarka iyo dib u dhiska.<br \/>\nBurci Maxamed Xamsa Wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda ayaa ugu baaqay hey\u2019adda Bisha cas Qadar iyo Ururka iskaashiga islaamka iney sii kordhiyaan mashaariicda horumarineed oo ay ka wadaan dalkeena.<\/p>\n<p>Kulamadaan isbad bar socday ayaa qeyb ka ah dadaalada lagu doonayo in korloogu qaaday xiriirka Caalamiga ee Dowlada Soomaaliya la leedahay Beesha Caalamka.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20318.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20318.jpg\" alt=\"20318\" width=\"259\" height=\"194\" class=\"alignleft size-full wp-image-21600\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiiru Dowlaha wasaarada arrimaha dibadda iyo dhiirigelinta maalgashiga ayaa kulamo kala duwan maanta la qaatay Danjiraha dowlada Ethiopia u fadhiya dalka Soomaaliya iyo wakiillo ka kala socday ururka iskaashiga Islaamka iyo hey\u2019adda bisha cas ee Qadar. mudane Burci Maxamed Xamsa Wasiiru Dowlaha wasaarada arrimaha dibadda iyo dhiirigelinta maalgashiga ayaa kulanka ugu horeeyay la qaatay Danjiraha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21599","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21599","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21599"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21599\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21601,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21599\/revisions\/21601"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21599"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21599"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21599"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}