{"id":21556,"date":"2014-05-17T19:46:13","date_gmt":"2014-05-17T16:46:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21556"},"modified":"2014-05-17T19:46:13","modified_gmt":"2014-05-17T16:46:13","slug":"raiisul-wasaare-c-wali-oo-ku-amray-madaxda-hayadda-nabadsugidda-in-ay-qaadaan-isbaarooyin-la-soo-dhigay-duleedka-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/raiisul-wasaare-c-wali-oo-ku-amray-madaxda-hayadda-nabadsugidda-in-ay-qaadaan-isbaarooyin-la-soo-dhigay-duleedka-muqdisho\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare C.wali oo ku amray Madaxda Hay\u2019adda Nabadsugidda in ay qaadaan Isbaarooyin la soo dhigay Duleedka Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C.wali Sheekh Axmed Maxamed oo la hadlay Warbaahinta ayaa Hay\u2019adda Nabadsugidda waxuu amar ku siiyay in ay qaadaan Isbaarooyin la sheegay in ay soo dhigteen Ciidamada Dowladda Duleedka Muqdisho gaar ahaan Degaanka Ceel-Cade.<\/p>\n<p>C.wali Sheekh Axmed Maxamed, Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku amray Madaxda Hay\u2019adda Nabadsugidda in ay talaabo cad ka qaadaan Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo Isbaarooyin lagu dhibaateeyo Shacabka soo dhoobay Duleedka Muqdisho.<\/p>\n<p>Hadalka Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxuu imaanayaa ka gadaal markii la sheegay in Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa Militariga ay Isbaarooyin kala duwan ay soo dhigteen Degaanka Ceel-Cade ee Duleedka Muqdisho.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/download16-150x1501.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/download16-150x1501.jpg\" alt=\"download16-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-full wp-image-21557\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C.wali Sheekh Axmed Maxamed oo la hadlay Warbaahinta ayaa Hay\u2019adda Nabadsugidda waxuu amar ku siiyay in ay qaadaan Isbaarooyin la sheegay in ay soo dhigteen Ciidamada Dowladda Duleedka Muqdisho gaar ahaan Degaanka Ceel-Cade. C.wali Sheekh Axmed Maxamed, Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku amray Madaxda Hay\u2019adda Nabadsugidda in ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21556","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21556","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21556"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21556\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21558,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21556\/revisions\/21558"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21556"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21556"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21556"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}