{"id":21546,"date":"2014-05-17T19:42:32","date_gmt":"2014-05-17T16:42:32","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21546"},"modified":"2014-05-17T19:42:32","modified_gmt":"2014-05-17T16:42:32","slug":"kenya-oo-sheegtay-in-xafiis-diplomasiyadeed-ay-ka-furanayso-magaalada-hargeysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/kenya-oo-sheegtay-in-xafiis-diplomasiyadeed-ay-ka-furanayso-magaalada-hargeysa\/","title":{"rendered":"Kenya oo sheegtay in xafiis Diplomasiyadeed ay ka furanayso Magaalada Hargeysa"},"content":{"rendered":"<p>Xogahayaha Arimaha Dibada ee dalka Kenya Dr Kibicho Karanja, ayaa shaaca ka qaaday in dowlada Kenya ay dhawaan xafiis Diplomasiyadeed ka furanayso Magalada Hargaysa ee xarunta maamulka la magacbaxay Soomaaliland.<\/p>\n<p>\u201c Haa waa Run in aan xafiis ka fureyno Magalada Hargaysa waxaana Xafiiskan loogu talagalay in uu gacan ka gaysto isku soo dhawaanshaha dowlada Kenya iyo Maamulka Soomaaliland\u201d ayuu yiri Kibicho Karanja,<\/p>\n<p>Xogahayaha Arrimaha Dibada ee dalka Kenya Dr Kibicho sheegay in dowlada Kenya ay ka codstay Maamulka Soomaaliland in ay xafiis diplomasiyadeed ka furanto Magalada Hargeysa  ayna ka aqbaleen Masuuliyiinta Maamulkaas, isagoo xusay in sidoo kale Sooamaliland ay iyana Xafiiskeedii Diplomasiyadeed ay Nairobika furanayso.<\/p>\n<p>Dhanka kale Safiirka Maamulka Soomaaliland uu u magacowday Magaalada Nairobi  Dr Mohammed Jamac ayaa sheegay in Maamulka Soomaaliland ay ka go\u2019antahay xirirr wanaagsan oo ay la yeshaan dowladda Kenya isagoo tilmaamay in dowladda Kenya ay kala dhaxayso xirirr wanaagsan dad u dhashay dalkeedana ay ka shaqaystaan degaanada Soomaaliland ay ka hirgaliyeen Jamaacado aad u badan.<\/p>\n<p>Dhawan ayay ahayd markii dowladda Kenya ay safiir u soo magacaabatay Maagaalada Kismaayo badalkii ay Muqdisho oo magaalo madaxada dalka u soo magacaaban lahayd safaradeedina ay dib uga furan lahayd , arintaas oo Siyaasiinta Soomaaliyeed ay ku tilmaameen in ay u dhiganto in dowladda Kenya aysanba aqoonsaneen dowlada Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Muranka Diplomasiyadeed ee u dhaxeeya dowladaha Soomaaliya iyo Kenya aya sidoo kale dhawan cirka isku shareeray kadib markii dowlada Kenya ay si sharci daraha ah xabsiga u dhigtay Masuuliyiin ka tirsan Safaarada Soomaaliya ay Kenya ku leedahay, arintaas oo sababtay in dowlada Soomaaliya ay ka dhiidiso Siyaasiinta dowladda Soomaaliyana ay siyaabo kala duwan uga hadleen.<\/p>\n<p>si kastaba ha ahatee lama oga ujeedka dhabta ah ee ka danbeeya Xafiiskan Diplomasiyadeed ee Kenya ay ka furanayso magaalada Hargaysa  iyadoo aysan Muqdisho oo Magalo madaxdii dalka ah aysan ka joogin wax safiir ah xarun ama safaaradna aysan ku lahayn.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/images4-150x1501.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/images4-150x1501.jpg\" alt=\"images4-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-full wp-image-21547\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xogahayaha Arimaha Dibada ee dalka Kenya Dr Kibicho Karanja, ayaa shaaca ka qaaday in dowlada Kenya ay dhawaan xafiis Diplomasiyadeed ka furanayso Magalada Hargaysa ee xarunta maamulka la magacbaxay Soomaaliland. \u201c Haa waa Run in aan xafiis ka fureyno Magalada Hargaysa waxaana Xafiiskan loogu talagalay in uu gacan ka gaysto isku soo dhawaanshaha dowlada Kenya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21546","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21546","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21546"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21546\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21548,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21546\/revisions\/21548"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21546"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21546"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21546"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}