{"id":21534,"date":"2014-05-17T14:31:52","date_gmt":"2014-05-17T11:31:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21534"},"modified":"2014-05-17T14:31:52","modified_gmt":"2014-05-17T11:31:52","slug":"masuuliyiin-uu-hogaaminayo-nichlos-kay-oo-jowhar-gaaray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/masuuliyiin-uu-hogaaminayo-nichlos-kay-oo-jowhar-gaaray\/","title":{"rendered":"MASUULIYIIN UU HOGAAMINAYO NICHLOS KAY OO JOWHAR GAARAY"},"content":{"rendered":"<p>Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya danjire Nicholas Kay iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha dhexe.<\/p>\n<p>Wafdiga ayaa hadda kulan ay albaabada u xiran yihiin kula jira mas\u2019uuliyiinta maamulka gobolka Shabeellaha dhexe, waxaana lagu wadaa inuu sidoo kale la kulmo qeybaha bulshada.<\/p>\n<p>Ammaanka Degmada Jowhar ee xarunta Gobalka Shabeelaha Dhexe, ayaa si weyn loo adkeeyay, waxaana ammaanka iska kashanaya ciidamada Dowladda iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM.<\/p>\n<p>Wafdiga danjiraha waxaa ku jira mas\u2019uul ka socota hay\u2019adaha UNICEF, UNDP, UNOCHA iyo FAO sida xaqiijiyeen Maamulka Magaalad aJowhar.<\/p>\n<p>Danjiraha iyo wafdigiisa waxaa garoonka kubbadda cagta ee xaafadda Kulmis ka dejisay diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah (helicopter), waxaana loo sii gudbiyay xarunta Xiriirka Shaqaalaha oo horay loogu sii diyaariyay.<\/p>\n<p>Ciidamada dowladda, kuwa AMISOM iyo ciidan gaar ah oo ka yimid Muqdisho ayaa ka qeyb qaadanaya sugidda ammaanka magaalada.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20303.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20303.jpg\" alt=\"20303\" width=\"259\" height=\"194\" class=\"alignleft size-full wp-image-21535\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya danjire Nicholas Kay iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha dhexe. Wafdiga ayaa hadda kulan ay albaabada u xiran yihiin kula jira mas\u2019uuliyiinta maamulka gobolka Shabeellaha dhexe, waxaana lagu wadaa inuu sidoo kale la kulmo qeybaha bulshada. Ammaanka Degmada Jowhar ee xarunta Gobalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21534","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21534","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21534"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21534\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21536,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21534\/revisions\/21536"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21534"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21534"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21534"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}