{"id":21520,"date":"2014-05-16T19:47:11","date_gmt":"2014-05-16T16:47:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21520"},"modified":"2014-05-16T19:47:11","modified_gmt":"2014-05-16T16:47:11","slug":"faah-faahino-ka-soo-baxaya-qaraxyadii-ka-dhacay-nairobi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/faah-faahino-ka-soo-baxaya-qaraxyadii-ka-dhacay-nairobi\/","title":{"rendered":"FAAH FAAHINO KA SOO BAXAYA QARAXYADII KA DHACAY NAIROBI"},"content":{"rendered":"<p>Qaraxyo is xig xigay oo ka dhacay magaalada Nairobi ayaa sababay dhimashada dad ka badan 10-ruux halka dhaawaca labaatameeyo uu gaarayo,waxaana marba marka ka sii danbeysay isa soo taraya qasaaraha ka dhashay qaraxyadaasi. <\/p>\n<p>Qaraxyada oo labo gaarayay ayaa ka kala dhacay goob basaska laga raaco iyo waliba meel suuq ah oo dadka si aad ah u buuxaan.<\/p>\n<p>Warbaahinta Kenya ayaa siyaabooyin kala duwan kaga hadlaya qaraxyada ka dhacay Nairobi qaarkood waxay sheegayaan in laga yaabo in qasaaraha uu faraha ka sii baxo halka kuwo kale baahinayaan in qasaaraha uu yahay mid kooban.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta Dowlada oo goob fagaaro ah kula hadlay dadka ayaa ugu baaqay inay si dejiyaan,islamarkaana aan wax baqdin ah ka muujinb qaraxyada iyo falalka amaanka ee sii kordhaya,waxaana ku maan qaboojiyeen inay qaadayaan talaabooyin wax ku ool ah.<\/p>\n<p>Qaraxyadaan ayaa ku soo aadaya xilli Dowlado reer galbeed ah qaarkood ay bilaabeen in muwaadiniintooda kala baxaan magaalooyinka Kenya gaar ahaan Monbasa iyo waliba Nairobi.<br \/>\nMa jirto cid si dhab ah u sheegatay qaraxyada,laakiin inta badan qaraxyada ka dhaca Kenya ayaa waxaa sheegta Al-shabaab.<\/p>\n<p>Al-shabaab ayaa horay waxay wacad ugu mareen inay sii wadi doonaan qaraxyada iyo falalka kale ee amaanka lidi ku ah ee Kenya inta Kenya Ciidamadeeda ay ku sugan yihiin Soomaaliya.<br \/>\nDowlada Kenya ayaa Ciidamadeeda Difaaca u soo dirtay Soomaaliya sanadkii 2011,markaasi oo ay ku sifeysay in amaankeeda u baqeyso.<br \/>\n<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20294.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20294.jpg\" alt=\"20294\" width=\"300\" height=\"200\" class=\"alignleft size-full wp-image-21521\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaraxyo is xig xigay oo ka dhacay magaalada Nairobi ayaa sababay dhimashada dad ka badan 10-ruux halka dhaawaca labaatameeyo uu gaarayo,waxaana marba marka ka sii danbeysay isa soo taraya qasaaraha ka dhashay qaraxyadaasi. Qaraxyada oo labo gaarayay ayaa ka kala dhacay goob basaska laga raaco iyo waliba meel suuq ah oo dadka si aad ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21520","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21520","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21520"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21520\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21522,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21520\/revisions\/21522"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21520"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21520"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21520"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}