{"id":21517,"date":"2014-05-16T19:44:10","date_gmt":"2014-05-16T16:44:10","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21517"},"modified":"2014-05-16T19:44:10","modified_gmt":"2014-05-16T16:44:10","slug":"qarxyo-xoogan-oo-goor-dhow-ka-dhacay-nairobi-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/qarxyo-xoogan-oo-goor-dhow-ka-dhacay-nairobi-2\/","title":{"rendered":"Qarxyo xoogan oo goor dhow ka dhacay Nairobi"},"content":{"rendered":"<p>Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo Magaalada Nairobi ee xarunta wadanka Kenya ayaa sheegaya in laba qarax oo mataana ah ay ka dhaceen Suuq lagu magacaabo Gikomba oo ku yaala Magaalada Nairobi ee dalka Kenya.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in ay jiraan qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhawaac ka dhashay labada qarax lakiin ma jirto cid xaqiijinkarta qasaaraha dhabta ah ee ka dhashay qaraxyadda oo daqiiqado un ka hor ka dhacay suuq ganacsi oo Nairobi ku yaala.<\/p>\n<p>Qaraxyadan ayaa ku soo beegmaya xili dowladaha reer galbeedka dhawan ay soo sareen digniimo la xariira in weeraro argagaxiso ay ku soo food leeyihiin dalka Kenya, qaar ka mid ahna dalxiisayaasha Reer galbeedkana ay bilabeen in ay ka baxaan dalka Kenya .<\/p>\n<p>Wixii warar ah eek u soo kordha qaraxyaadasi goor dhow ka dhacay Nairobi kala soco halkaan<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/souq1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/souq1.jpg\" alt=\"souq\" width=\"450\" height=\"800\" class=\"alignleft size-full wp-image-21515\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/souq1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/souq1-168x300.jpg 168w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo Magaalada Nairobi ee xarunta wadanka Kenya ayaa sheegaya in laba qarax oo mataana ah ay ka dhaceen Suuq lagu magacaabo Gikomba oo ku yaala Magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Wararka ayaa sheegaya in ay jiraan qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhawaac ka dhashay labada qarax lakiin ma jirto cid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21517","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21517","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21517"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21517\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21519,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21517\/revisions\/21519"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21517"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21517"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21517"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}