{"id":21493,"date":"2014-05-16T14:46:30","date_gmt":"2014-05-16T11:46:30","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21493"},"modified":"2014-05-16T14:46:30","modified_gmt":"2014-05-16T11:46:30","slug":"khaadka-oo-45-maalmood-kadib-mamnuuc-ka-ah-dalka-britain","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/khaadka-oo-45-maalmood-kadib-mamnuuc-ka-ah-dalka-britain\/","title":{"rendered":"Khaadka oo 45 maalmood kadib mamnuuc ka ah Dalka Britain"},"content":{"rendered":"<p>Baarlamaanka Dalka Britain ayaa si rasmi ah u mamnuucay Qaadka, waxaana Maandooriyaha Qaadka laga mamnuucaya Dalka UK 1da Juli ee Sanadkaan 2014.<\/p>\n<p>Aqalka Sare ee UK ayaa Todobaadkaan ansixiyay Go\u2019aanka Dowladda UK ay ku mamnuuceyso Qaadka, wuxuuna Qaadka Mamnuuc ka yahay Dalka Britain Kowda Bisha July ee Sanadka 2014.<\/p>\n<p>Qaadka soo gala Dalka Britain oo ay isticmaalaan bulshooyinka kala duwan sida Soomaalida ama Yamaniinta ayaa waxaa laga keenaa bariga Dalka Kenya.<\/p>\n<p>Dowladda Britain ayaa Qaadka barbar dhigeysa Daroogada.<\/p>\n<p>Sidoo kale sidee BBC-da sheegtay Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Kenya ayaa hordhigay Baarlamaanka Mooshin ay ku dalbanayaan in beeraleyda British-ka ah laga Mamnuuco gGbolka Meru ee bariga Kenya ee qaadka laga soo saaro.<\/p>\n<p>Ganacsatada Maandooriyaha Qaadka ee Dalka Kenya ayaa dhawaan sheegay in ay Dacwad ka dhan ah xayiraaddii ay Dowladda Britain kusoo rogtay Qaadka ay u gudbinayaan Maxkamadda Cadaaladda ee Midowga Yurub.<\/p>\n<p>Dacwadaan oo ay Maalgalineyso Dowladda Kenya ayaa Ganacsatada waxay Qorsheynayaan in ay u gudbiyaan Maxkamadda European Court of Justice.<\/p>\n<p>Kimathi Munjuri oo sheegay in uu yahay Af-hayeenka Ganacsatada Qaadka ee Kenya ayaa sheegay in ay Dowladda Britain la tagi doonaan Maxkamadda ugu sareysa ee Cadaalada Midowga Yurub.<\/p>\n<p>Munjuri oo iska leh Shirkad ka Ganacsata Qaadka ayaa Go\u2019aanka Dowladd Britain ku tilmaamay mid Burburinaya \u201cQoysas badan\u201d, wuxuu sheegay in joojinta Qaadka ay saameyn weyn ku yeelatay Nolosha Ganacsatada Qaadka dhoofisa ee Kenya.<\/p>\n<p>Kenya ayaa Bishii ku dhawaad 90 Tan oo Qaad ah u dhoofin jirtay Dalka Ingriiska.<\/p>\n<p>Qiimaha Qaadka ay Kenya u dhoofiso Ingiriiska ayaa lagu qiyaasay in uu la egyahay 2 Bilayn oo Shilin ($24 Milyan oo Dollar) sannadkiiba.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/BRITAIN-SOMA_c5588381_1398_439-620x330.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/BRITAIN-SOMA_c5588381_1398_439-620x330.jpg\" alt=\"BRITAIN-SOMA_c5588381_1398_439-620x330\" width=\"620\" height=\"330\" class=\"alignleft size-full wp-image-21494\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/BRITAIN-SOMA_c5588381_1398_439-620x330.jpg 620w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/BRITAIN-SOMA_c5588381_1398_439-620x330-300x159.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 620px) 100vw, 620px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baarlamaanka Dalka Britain ayaa si rasmi ah u mamnuucay Qaadka, waxaana Maandooriyaha Qaadka laga mamnuucaya Dalka UK 1da Juli ee Sanadkaan 2014. Aqalka Sare ee UK ayaa Todobaadkaan ansixiyay Go\u2019aanka Dowladda UK ay ku mamnuuceyso Qaadka, wuxuuna Qaadka Mamnuuc ka yahay Dalka Britain Kowda Bisha July ee Sanadka 2014. Qaadka soo gala Dalka Britain oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21493","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21493","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21493"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21493\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21495,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21493\/revisions\/21495"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21493"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21493"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21493"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}