{"id":21487,"date":"2014-05-16T14:42:46","date_gmt":"2014-05-16T11:42:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21487"},"modified":"2014-05-16T14:42:46","modified_gmt":"2014-05-16T11:42:46","slug":"home-somali-news-english-news-sports-news-naxdin-haweeney-diinta-ka-baxday-oo-la-dilay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/home-somali-news-english-news-sports-news-naxdin-haweeney-diinta-ka-baxday-oo-la-dilay\/","title":{"rendered":"Home Somali News English News Sports News NAXDIN: Haweeney diinta ka baxday oo la Dilay"},"content":{"rendered":"<p>Maxkamad ku taala Dalka suudan ayaa xukuntay haweenay Kadib markii ay ka baxday diin-ta islaamka.<\/p>\n<p>\u201cWaxan ku siinay Saddex maalmood si aad diintaada ugu soo laabatid, laakiin waad diiday in aad ku soo laabatid Islaanimda, sidaas darteed waxaan kugu xukunay in lagu daldalo,\u201d xaakinka ayaa ku dhawaaqay, siday ka soo xigatay wakaaladda wararka ee AFP.<\/p>\n<p>safaaradaha reer galbeedka iyo hay\u2019adaha u dooda xuquuqda Aadanaha ayaa waxay Sudan ugu baaqeen in ay qiimeeyaan xuquuqda haweenaydan uurka leh si ay qaadato diinta ay rabto.<\/p>\n<p>Warbaahinta gudaha ayaa sheegay in aan haweenaydan la xukumi Karin inta ay kadhalayso isla markaana uu ilmaheedu labo sano ka gaarayo<\/p>\n<p>Dadka Sudan inta badan waa muslimiin waxaana lagu maamulaa shareecada Islamka .<\/p>\n<p>Hay\u2019ada udooda xuquuqda aadamaha ee Amnesty Internationala ayaa waxay rumaysan tahay in ay Maryan tahay maxbuus loo ciqaabayo diinta ay rumaysan tahay<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/405C0C33-851E-48EC-9407-39F787058ACB_mw1024_n_s-620x330.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/405C0C33-851E-48EC-9407-39F787058ACB_mw1024_n_s-620x330.jpg\" alt=\"405C0C33-851E-48EC-9407-39F787058ACB_mw1024_n_s-620x330\" width=\"620\" height=\"330\" class=\"alignleft size-full wp-image-21488\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/405C0C33-851E-48EC-9407-39F787058ACB_mw1024_n_s-620x330.jpg 620w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/405C0C33-851E-48EC-9407-39F787058ACB_mw1024_n_s-620x330-300x159.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 620px) 100vw, 620px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamad ku taala Dalka suudan ayaa xukuntay haweenay Kadib markii ay ka baxday diin-ta islaamka. \u201cWaxan ku siinay Saddex maalmood si aad diintaada ugu soo laabatid, laakiin waad diiday in aad ku soo laabatid Islaanimda, sidaas darteed waxaan kugu xukunay in lagu daldalo,\u201d xaakinka ayaa ku dhawaaqay, siday ka soo xigatay wakaaladda wararka ee AFP. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21487","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21487","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21487"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21487\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21489,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21487\/revisions\/21489"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21487"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21487"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21487"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}